{"id":4351,"date":"2025-01-16T11:14:38","date_gmt":"2025-01-16T11:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4351"},"modified":"2025-02-03T11:19:21","modified_gmt":"2025-02-03T11:19:21","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dadaallada-baniaadantinimo-madaxa-heyadda-icrc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dadaallada-baniaadantinimo-madaxa-heyadda-icrc\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dadaallada bani&#8217;aadantinimo Madaxa Hey&#8217;adda ICRC"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Madaxa Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Antoine Grand, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo dardargelinta dadaallada iskaashi iyo hindasayaasha bani&#8217;aadantinimo ee muhiimka ah si wax looga qabto xaaladaha jira.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Fiqi ayaa caddeeyay muhiimadda iskaashiga dalku la leeyahay ICRC si loo taageero bulshooyinka nugul, loona wanaajiyo hab-bixinta gargaarka bani&#8217;aadantinimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Madaxa Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Antoine Grand, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo dardargelinta dadaallada iskaashi iyo hindasayaasha bani&#8217;aadantinimo ee muhiimka ah si wax looga qabto xaaladaha jira. Wasiir Axmed Fiqi ayaa caddeeyay muhiimadda iskaashiga dalku la leeyahay ICRC si loo taageero bulshooyinka nugul, loona wanaajiyo hab-bixinta gargaarka bani&#8217;aadantinimo.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4352,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4353,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4351\/revisions\/4353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}