{"id":4365,"date":"2025-01-21T11:33:37","date_gmt":"2025-01-21T11:33:37","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4365"},"modified":"2025-02-03T11:36:40","modified_gmt":"2025-02-03T11:36:40","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-la-kulmay-dhiggiisa-aljeeriya-si-loo-ballaariyo-iskaashiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-la-kulmay-dhiggiisa-aljeeriya-si-loo-ballaariyo-iskaashiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Aljeeriya si loo ballaariyo iskaashiga"},"content":{"rendered":"<p>New York (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, Ahmed Attaf, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi wadaagga leh.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4367 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Al1-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Al1-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Al1-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Al1-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Al1-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n<p>Intii kulanka lagu guda-jiray, Mudane Ahmed Attaf, waxa uu ugu hambalyeeyay Soomaaliya u bilaabashada muddo xileedkeeda labada sano ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, isaga oo ku bogaadiyay ku biiriddeeda A3+ ee Golaha Ammaanka, waxa uu sidoo kale ku ammaanay sii kordhiddeeda kaalinteeda xooggan ee diblomaasiyadda caalamiga.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa la iskula soo qaaday dhowr qodob oo ujeedkoodu yahay ballaarinta iskaashi dhinacyo badan leh oo si wacan uga tarjumaya dano wadaagga labada dal iyo adkaynta muhiimadda ay leedahay iskuduwidda mowqifyada fagaarayaasha caalamiga si kor loogu qaado wax wadaagga heer caalami.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, Ahmed Attaf, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi wadaagga leh. Intii kulanka lagu guda-jiray, Mudane Ahmed Attaf, waxa uu ugu hambalyeeyay Soomaaliya u bilaabashada muddo xileedkeeda labada sano ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, isaga oo ku bogaadiyay ku biiriddeeda A3+ ee Golaha Ammaanka, waxa uu sidoo kale ku ammaanay sii kordhiddeeda kaalinteeda xooggan ee diblomaasiyadda caalamiga. Kulanka ayaa la iskula soo qaaday dhowr qodob oo ujeedkoodu yahay ballaarinta iskaashi dhinacyo badan leh oo si wacan uga tarjumaya dano wadaagga labada dal iyo adkaynta muhiimadda ay leedahay iskuduwidda mowqifyada fagaarayaasha caalamiga si kor loogu qaado wax wadaagga heer caalami.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4367,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4365","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4365"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4368,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4365\/revisions\/4368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}