{"id":4373,"date":"2025-01-22T11:42:26","date_gmt":"2025-01-22T11:42:26","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4373"},"modified":"2025-02-03T11:45:01","modified_gmt":"2025-02-03T11:45:01","slug":"xoghayaha-joogtada-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-bogaadiyay-guddoomiye-kuxigeenka-bankiga-ibs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/xoghayaha-joogtada-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-bogaadiyay-guddoomiye-kuxigeenka-bankiga-ibs\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay Guddoomiye kuxigeenka Bankiga IBS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa ku bogaadiyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga sare ee Bankiga IBS, Mudane Cabdirisaaq Cali Warsame, kaalintiisa muuqata ee u adeegidda bulshada, dadaalkiisa wax ku oolka ah, hoggaamintiisa sarraysa iyo wadashaqaynta dhow ee uu la leeyahay Wasaaradda, iyada oo loo aqoonsaday shakhsiga sanadka 2024.<\/p>\n<p>Bankiga IBS ayaa hore u taabageliyay barnaamijyo ay abaabulkeeda lahayd Waaxda Qurbajoogta iyo Jaaliyadaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, laguna dhiirrigelinayay qurbajoogta si ay u maalgeshtaan dalka, ugana qeyb-qaataan dib u dhiskiisa iyo horumarkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa ku bogaadiyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga sare ee Bankiga IBS, Mudane Cabdirisaaq Cali Warsame, kaalintiisa muuqata ee u adeegidda bulshada, dadaalkiisa wax ku oolka ah, hoggaamintiisa sarraysa iyo wadashaqaynta dhow ee uu la leeyahay Wasaaradda, iyada oo loo aqoonsaday shakhsiga sanadka 2024. Bankiga IBS ayaa hore u taabageliyay barnaamijyo ay abaabulkeeda lahayd Waaxda Qurbajoogta iyo Jaaliyadaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, laguna dhiirrigelinayay qurbajoogta si ay u maalgeshtaan dalka, ugana qeyb-qaataan dib u dhiskiisa iyo horumarkiisa.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4374,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4375,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4373\/revisions\/4375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}