{"id":4376,"date":"2025-01-22T11:45:49","date_gmt":"2025-01-22T11:45:49","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4376"},"modified":"2025-02-03T11:49:30","modified_gmt":"2025-02-03T11:49:30","slug":"agaasimayaasha-waaxyaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-tababbar-u-furmay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/agaasimayaasha-waaxyaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-tababbar-u-furmay-maanta\/","title":{"rendered":"Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo tababbar u furmay maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta daahfuray tababbar muddo shan cisho soconaya oo ku saabsan Maskaxda Macmalka (Artificial Intelligence) iyo teknoolojiyadda casriga ah oo ay ka faaidaysanayaan agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda.<\/p>\n<p>Tababbarkani oo uu casharrada ka bixinayo Dr. Ciise Guuleed, aas&#8217;aasaha Eurosom, ayaa ah mid ka qeybgalayaasha ay ka helayaan aqoon iyo aragti la xiriirta horumarka teknoolojiyadda.<\/p>\n<p>Tani waxa ay ka qeyb tahay dadaallada ballaaran ee Wasiirka Wasaaradda ku bixinayo kor-u-qaadidda aqoonta, fikirka iyo hal abuurka howlwadeennada kala duwan ee Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta daahfuray tababbar muddo shan cisho soconaya oo ku saabsan Maskaxda Macmalka (Artificial Intelligence) iyo teknoolojiyadda casriga ah oo ay ka faaidaysanayaan agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda. Tababbarkani oo uu casharrada ka bixinayo Dr. Ciise Guuleed, aas&#8217;aasaha Eurosom, ayaa ah mid ka qeybgalayaasha ay ka helayaan aqoon iyo aragti la xiriirta horumarka teknoolojiyadda. Tani waxa ay ka qeyb tahay dadaallada ballaaran ee Wasiirka Wasaaradda ku bixinayo kor-u-qaadidda aqoonta, fikirka iyo hal abuurka howlwadeennada kala duwan ee Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4378,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4379,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4376\/revisions\/4379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}