{"id":4406,"date":"2025-02-04T05:41:41","date_gmt":"2025-02-04T05:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4406"},"modified":"2025-02-05T05:48:05","modified_gmt":"2025-02-05T05:48:05","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-maanta-sagootiyay-safiirka-indonesia-ee-muddo-xileedkiisa-shaqo-uu-ka-idlaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-maanta-sagootiyay-safiirka-indonesia-ee-muddo-xileedkiisa-shaqo-uu-ka-idlaaday\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta sagootiyay Safiirka Indonesia ee muddo xileedkiisa shaqo uu ka idlaaday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah sagootiyay Safiirka Indonesia oo muddo xileedkiisa shaqo ee loo igmaday uu ka dhammaaday, isaga oo bogaadiyay dadaalkiisa xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4408 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Indanosia2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Safiirka kaalintiisa xoojinta xiriirka labo geesoodka, isaga oo guul u rajeeyay hiigsigiisa mustaqbaleed, carabaabayna rajadiisa in kobac hor leh uu sameeyo xiriirka labada dal .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah sagootiyay Safiirka Indonesia oo muddo xileedkiisa shaqo ee loo igmaday uu ka dhammaaday, isaga oo bogaadiyay dadaalkiisa xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Safiirka kaalintiisa xoojinta xiriirka labo geesoodka, isaga oo guul u rajeeyay hiigsigiisa mustaqbaleed, carabaabayna rajadiisa in kobac hor leh uu sameeyo xiriirka labada dal .<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4407,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4409,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4406\/revisions\/4409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}