{"id":4410,"date":"2025-02-05T13:47:13","date_gmt":"2025-02-05T13:47:13","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4410"},"modified":"2025-02-05T13:47:13","modified_gmt":"2025-02-05T13:47:13","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-xoojinta-xiriirka-labo-dhinaclaha-kuxigeenka-wasiirka-arrimaha-dibadda-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-xoojinta-xiriirka-labo-dhinaclaha-kuxigeenka-wasiirka-arrimaha-dibadda-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo dhinaclaha Kuxigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Miudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Yalchin Rafiyev, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashi wadaagga labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-4412\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Azarbejan1.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><br \/>\nIntii kulanka lagu guda-jiray, waxaa la iskula eegay qoto-dheeraynta iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labo geesoodka, iyadoo diiradda la saarrayo dhinacyada nacfi is-dhaafsiga iyo ka go&#8217;naanshaha barwaaqo wadaagga labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Miudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Yalchin Rafiyev, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashi wadaagga labada dal ee walaalaha ah. Intii kulanka lagu guda-jiray, waxaa la iskula eegay qoto-dheeraynta iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labo geesoodka, iyadoo diiradda la saarrayo dhinacyada nacfi is-dhaafsiga iyo ka go&#8217;naanshaha barwaaqo wadaagga labada dal.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4411,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4413,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4410\/revisions\/4413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}