{"id":4425,"date":"2025-02-05T02:17:17","date_gmt":"2025-02-05T02:17:17","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4425"},"modified":"2025-02-06T07:22:48","modified_gmt":"2025-02-06T07:22:48","slug":"4425-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/4425-2\/","title":{"rendered":"Wasiir Axmed Fiqi oo ka dhagaystay warbixin Guddoomiyaha SoDMA oo ku saabsan abaaraha taagan iyo isku duwidda taageerro caalami ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, isaga oo kala hadlay abaaraha taagan iyo xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee daran ee ku xeeran.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4427 \" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"1044\" height=\"696\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Sodma2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1044px) 100vw, 1044px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa lagu falanqeeyay wadashaqaynta Wasaaradda iyo hay&#8217;adda, iyada oo la xusay muhiimadda ay leedahay in la isku duwo taageero caalami ah iyo isku duubni gudaha ah si wax looga qabto caqabadaha isa soo taraya ee ay wajahayaan bulshada ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, isaga oo kala hadlay abaaraha taagan iyo xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee daran ee ku xeeran. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay wadashaqaynta Wasaaradda iyo hay&#8217;adda, iyada oo la xusay muhiimadda ay leedahay in la isku duwo taageero caalami ah iyo isku duubni gudaha ah si wax looga qabto caqabadaha isa soo taraya ee ay wajahayaan bulshada ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4426,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4425"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4429,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4425\/revisions\/4429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}