{"id":4466,"date":"2025-02-11T19:03:02","date_gmt":"2025-02-11T19:03:02","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4466"},"modified":"2025-02-12T07:13:31","modified_gmt":"2025-02-12T07:13:31","slug":"soomaaliya-iyo-aljeeriya-oo-ka-wadahadlay-soo-banbixinta-fursadaha-iskaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-iyo-aljeeriya-oo-ka-wadahadlay-soo-banbixinta-fursadaha-iskaashi\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wadahadlay soo banbixinta fursadaha iskaashi"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (MFA Somalia) \u2013 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Cali Maxamed Cumar, oo ka qeybgalaya shirka Golaha fulinta Midowga Afrika ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay Magaalada Addis Ababa, Ahmed Attaf, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada dano wadaagga.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4469 size-epic-featured-1140\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-1140x640.jpeg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-1140x640.jpeg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-300x168.jpeg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-1024x575.jpeg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-768x431.jpeg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-1536x862.jpeg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-500x281.jpeg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45-750x421.jpeg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Image-2025-02-11-at-18.15.45.jpeg 1600w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n<p>Kulanka oo la iskula soo qaaday dhowr arrimood oo muhiim ah oo ay ku jiraan sal-ballaarinta xiriirka labo dhinaclaha, soo banbixinta habab cusub oo wax wadaag ah iyo isuduwidda wadajirka, dib u eegidda waxyaabihii hore labada dal ay isku fahmeen, iyo adkaynta muhiimadda ay leedahay talo-weydaarsiga inta lagu jiro kulamada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, si sare loogu qaado codka Afrika fagaarayaasha caalamiga, iyadoo labada dal ay ka qeyb yihiin kooxda (A3+) ee Golaha ammaanka oo ay ka yihiin xubno aan joogto ahayn.<\/p>\n<p>-&gt;###&lt;-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (MFA Somalia) \u2013 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Cali Maxamed Cumar, oo ka qeybgalaya shirka Golaha fulinta Midowga Afrika ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay Magaalada Addis Ababa, Ahmed Attaf, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada dano wadaagga. Kulanka oo la iskula soo qaaday dhowr arrimood oo muhiim ah oo ay ku jiraan sal-ballaarinta xiriirka labo dhinaclaha, soo banbixinta habab cusub oo wax wadaag ah iyo isuduwidda wadajirka, dib u eegidda waxyaabihii hore labada dal ay isku fahmeen, iyo adkaynta muhiimadda ay leedahay talo-weydaarsiga inta lagu jiro kulamada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, si sare loogu qaado codka Afrika fagaarayaasha caalamiga, iyadoo labada dal ay ka qeyb yihiin kooxda (A3+) ee Golaha ammaanka oo ay ka yihiin xubno aan joogto ahayn. -&gt;###&lt;- &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4468,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[67],"class_list":["post-4466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-and-algeria"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4471,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4466\/revisions\/4471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}