{"id":4472,"date":"2025-02-12T11:22:31","date_gmt":"2025-02-12T11:22:31","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4472"},"modified":"2025-02-12T11:23:26","modified_gmt":"2025-02-12T11:23:26","slug":"4472-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/4472-2\/","title":{"rendered":"Machadka Diblomaasiyadda oo qabanaya dood cilmiyeed ay ku marti yihiin labo danjire"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa beri subax ku qabanaya xaruntiisa dood cilmiyeed ku saabsan &#8220;Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer Goboleed iyo Caalami&#8221;.<\/p>\n<p>Dooddan ayaa ku marti ah Danjire Daahir Maxamuud Geelle iyo Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Dheere.<\/p>\n<p>Agaasimaha cusub ee Machadka Diblomaasiyadda, Maxamed Maxamuud Guure, ayaa qorsheynaya taabagelinta barnaamijyo sare loogu qaadayo howlaha taaggan.<\/p>\n<p>-&gt;###&lt;-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa beri subax ku qabanaya xaruntiisa dood cilmiyeed ku saabsan &#8220;Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer Goboleed iyo Caalami&#8221;. Dooddan ayaa ku marti ah Danjire Daahir Maxamuud Geelle iyo Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Dheere. Agaasimaha cusub ee Machadka Diblomaasiyadda, Maxamed Maxamuud Guure, ayaa qorsheynaya taabagelinta barnaamijyo sare loogu qaadayo howlaha taaggan. -&gt;###&lt;-<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4473,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4472"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4475,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4472\/revisions\/4475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}