{"id":4476,"date":"2025-02-12T11:11:55","date_gmt":"2025-02-12T11:11:55","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4476"},"modified":"2025-02-13T12:06:03","modified_gmt":"2025-02-13T12:06:03","slug":"soomaaliya-iyo-azerbaijan-oo-kala-saxiixday-heshiisyo-iskaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-iyo-azerbaijan-oo-kala-saxiixday-heshiisyo-iskaashi\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi"},"content":{"rendered":"<p>Baku (MFA Somalia) \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4481 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX5-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX5-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX5-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX5-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX5-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><br \/>\nLabada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday horumarinta xiriirka Labada dal, iyada oo diiradda la saarray dhinacyada waxbarashada, tamarta, amniga, iyo khibradaha dhanka maamul.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4480 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX4-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX4-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX4-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX4-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX4-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><br \/>\nSoomaaliya iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiisyo dhaxalgal ah oo ay ka mid yihiin kobcinta iskaashiga waxbarasho, siinta deeqo waxbarasho ardayda Soomaaliyeed, horumarinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka. Sidoo kale, waxaa la isla qaatay in Azerbaijan ay Soomaaliya ka taageerto horumarinta tamarta, gaar ahaan dhinacyada shidaalka, gaaska, iyo tamarta la cusboonaysiin karo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4479 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX3-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX3-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX3-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX3-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX3-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><br \/>\nDhinaca amniga iyo difaaca, labada dal ayaa ku heshiiyay wada-shaqeyn dhow oo ku aaddan tababbarada ciidamada, la-dagaalanka argagixisada iyo tayeynta hay&#8217;adaha Amniga, waxaana la isku afgartay in la casriyeeyo maamulka dowliga ah, iyadoo la dardargelinayo adeegyada dadweynaha iyo dowlad wanaagga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4497 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiir-Bidhaan-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiir-Bidhaan-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiir-Bidhaan-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiir-Bidhaan-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiir-Bidhaan-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><br \/>\nMadaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ilham Aliyev waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay in la dhiso madal joogto ah oo lagu xoojiyo xiriirka labada dal, taasoo fududeyn doonta fulinta heshiisyada la saxiixay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4499 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><br \/>\nUgu danbayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumay dhiggiisa Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, in uu booqasho rasmi ah ku yimaado Soomaaliya, si loo sii xoojiyo iskaashiga labada dhinac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4498 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Batroolka-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Batroolka-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Batroolka-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Batroolka-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Wasiirka-Batroolka-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4478 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX2-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX2-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX2-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX2-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX2-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4484 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX7-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX7-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX7-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX7-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/MDX7-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baku (MFA Somalia) \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal. Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday horumarinta xiriirka Labada dal, iyada oo diiradda la saarray dhinacyada waxbarashada, tamarta, amniga, iyo khibradaha dhanka maamul. Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiisyo dhaxalgal ah oo ay ka mid yihiin kobcinta iskaashiga waxbarasho, siinta deeqo waxbarasho ardayda Soomaaliyeed, horumarinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka. Sidoo kale, waxaa la isla qaatay in Azerbaijan ay Soomaaliya ka taageerto horumarinta tamarta, gaar ahaan dhinacyada shidaalka, gaaska, iyo tamarta la cusboonaysiin karo. Dhinaca amniga iyo difaaca, labada dal ayaa ku heshiiyay wada-shaqeyn dhow oo ku aaddan tababbarada ciidamada, la-dagaalanka argagixisada iyo tayeynta hay&#8217;adaha Amniga, waxaana la isku afgartay in la casriyeeyo maamulka dowliga ah, iyadoo la dardargelinayo adeegyada dadweynaha iyo dowlad wanaagga. Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ilham Aliyev waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay in la dhiso madal joogto ah oo lagu xoojiyo xiriirka labada dal, taasoo fududeyn doonta fulinta heshiisyada la saxiixay. Ugu danbayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumay dhiggiisa Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, in uu booqasho rasmi ah ku yimaado Soomaaliya, si loo sii xoojiyo iskaashiga labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4477,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[78],"class_list":["post-4476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-azerbaijan"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4476"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4496,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4476\/revisions\/4496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}