{"id":4486,"date":"2025-02-13T11:38:51","date_gmt":"2025-02-13T11:38:51","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4486"},"modified":"2025-02-13T11:40:15","modified_gmt":"2025-02-13T11:40:15","slug":"4486-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/4486-2\/","title":{"rendered":"Machadka Diblomaasiyadda oo qabtay maanta dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda diblomaasiyadda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Dood cilmiyeed ku saabsan \u201cDiblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer goboleed iyo Caalami\u201d oo maanta lagu qabtay xarunta Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa lagu soo bandhigay waayihii taariikheed ee diblomaasiyadda dalka ay soo martay iyo caqabadaha ay wajahday heer gobol iyo caalami.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4492 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1634-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1634-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1634-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1634-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1634-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/>Agaasimaha Machadka Maxamed Maxamuud Guure ayaa ku soo dhoweeyay madasha Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Dheere iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle, oo doodda fallanqaynayay, kana faalloonayay mowduuca, iyadoo ka qeybgalayaasha ay su\u2019aallo weydiiyeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4491 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1630-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1630-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1630-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1630-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1630-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/>Agaasimaha cusub ee Machadka ayaa dardargelinaya howlaha loo igmaday si sare ugu qaado waxqabadka iyo tayada .<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4487 size-epic-1140x815\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1470-1140x815.jpg\" alt=\"\" width=\"1140\" height=\"815\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1470-1140x815.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1470-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1470-350x250.jpg 350w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1470-750x536.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1140px) 100vw, 1140px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Dood cilmiyeed ku saabsan \u201cDiblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer goboleed iyo Caalami\u201d oo maanta lagu qabtay xarunta Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa lagu soo bandhigay waayihii taariikheed ee diblomaasiyadda dalka ay soo martay iyo caqabadaha ay wajahday heer gobol iyo caalami. Agaasimaha Machadka Maxamed Maxamuud Guure ayaa ku soo dhoweeyay madasha Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Dheere iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle, oo doodda fallanqaynayay, kana faalloonayay mowduuca, iyadoo ka qeybgalayaasha ay su\u2019aallo weydiiyeen. Agaasimaha cusub ee Machadka ayaa dardargelinaya howlaha loo igmaday si sare ugu qaado waxqabadka iyo tayada .<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4486"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4495,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4486\/revisions\/4495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}