{"id":4514,"date":"2025-02-28T18:11:58","date_gmt":"2025-02-28T18:11:58","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4514"},"modified":"2025-03-02T13:23:04","modified_gmt":"2025-03-02T13:23:04","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-danjire-ahmed-moallim-fiqi-ayaa-hambalyo-iyo-bogaadin-u-diray-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-danjire-ahmed-moallim-fiqi-ayaa-hambalyo-iyo-bogaadin-u-diray-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>Magadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadaha Carbeed iyo Islaamka munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay Dadka Soomaaliyeed inay nabad, farxad iyo barwaaqo ku soomaan, kuna af-furaan, xusuusiyayna muhiimadda ay leedahay in la gargaaro xilligan oo kale dadka nugul oo ay ku jiraan kuwa baahan iyo kuwa buka.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Fiqi ayaa xusay in bisha Ramadaan ay tahay bil barako oo cibaado ku suntan, midnimo iyo naxariis, isaga oo ku booriyay in laga shaqeeyo nabadda iyo wadajirka, loona duceeyo dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadaha Carbeed iyo Islaamka munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay Dadka Soomaaliyeed inay nabad, farxad iyo barwaaqo ku soomaan, kuna af-furaan, xusuusiyayna muhiimadda ay leedahay in la gargaaro xilligan oo kale dadka nugul oo ay ku jiraan kuwa baahan iyo kuwa buka. Wasiir Axmed Fiqi ayaa xusay in bisha Ramadaan ay tahay bil barako oo cibaado ku suntan, midnimo iyo naxariis, isaga oo ku booriyay in laga shaqeeyo nabadda iyo wadajirka, loona duceeyo dalka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4515,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4514"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4526,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4514\/revisions\/4526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}