{"id":4534,"date":"2025-03-04T14:53:25","date_gmt":"2025-03-04T14:53:25","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4534"},"modified":"2025-03-05T09:08:37","modified_gmt":"2025-03-05T09:08:37","slug":"agaasimaha-cusub-ee-waaxda-jaaliyadaha-iyo-qurbajoogta-oo-xilkiisa-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/agaasimaha-cusub-ee-waaxda-jaaliyadaha-iyo-qurbajoogta-oo-xilkiisa-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta oo xilkiisa la wareegay"},"content":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Dr. Maxamed Xuseen Gaas, ayaa maanta si rasmi ah xilka la wareegay kadib magacaabistiisii.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4538 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xilkaasi u magacaabay Dr. Maxamed Gaas billowgii todobaadkani.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4536 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nDr. Maxamed Xuseen Gaas, ayaa xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Waaxdaasi, Mudane Ibraahim Guure Maxamed.<br \/>\nAgaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ayaa laga filayaa inuu dardageliyo howlaha waaxda, kana soo dhalaalo mas&#8217;uuliyadda loo igmaday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4535 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/agaa3-1140x641.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nMunaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, qaar ka mid ah agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Hantidhowraha gudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Dr. Maxamed Xuseen Gaas, ayaa maanta si rasmi ah xilka la wareegay kadib magacaabistiisii. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xilkaasi u magacaabay Dr. Maxamed Gaas billowgii todobaadkani. Dr. Maxamed Xuseen Gaas, ayaa xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Waaxdaasi, Mudane Ibraahim Guure Maxamed. Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ayaa laga filayaa inuu dardageliyo howlaha waaxda, kana soo dhalaalo mas&#8217;uuliyadda loo igmaday. Munaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, qaar ka mid ah agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Hantidhowraha gudaha.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4539,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4534\/revisions\/4539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}