{"id":4578,"date":"2025-03-13T14:32:01","date_gmt":"2025-03-13T14:32:01","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4578"},"modified":"2025-03-15T14:37:54","modified_gmt":"2025-03-15T14:37:54","slug":"wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-soomaaliya-ay-xoojinayso-iskaashiga-kala-dhexeeya-dowladaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-soomaaliya-ay-xoojinayso-iskaashiga-kala-dhexeeya-dowladaha\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo sheegay in Soomaaliya ay xoojinayso iskaashiga kala dhexeeya dowladaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa fiidnimadii caawa xaflad af-fur Ramadaani ah kaga qeybgalay Muqdisho oo uu ku casuumay Safiirka Turkiga, Alper Akta\u015f. Munasaabadda ayaa waxaa kale oo lagu casuumay, kana soo qeybgalay danjirayaasha iyo wakiillada laga aqoonsanyahay dalka.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4576 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If5-1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nMunaasabadda af-furka, hadal uu ka jeediyay Wasiir Fiqi ayuu kaga hadlay xiriirka xooggan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, isaga oo bogaadiyay dadaalka Safaaradda Turkiga iyo Danjire Akta\u015f.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4566 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if11-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Wasiirku waxa uu ka hadlay qiyamka bisha barakaysan ee Ramadaan ay huwantahay sida dulqaadka, deeqsinimada iyo midnimada. Waxa uu xusay dadaallada socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hormuud ka tahay sida isbeddelka dowladnimada, hannaanka doorashada &#8220;hal qof, hal cod&#8221; iyo howlgallada amni ee lagu baacsanayo argagaxisada.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4567 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/if12-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa xusay in kobaca dhaqaale, dowlad wanaagga, iyo is-raaca bulshada ay lagama maarmaan u yihiin nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya. Waxa uu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay xiriirka salka adag ee Soomaaliya kala dhexeeya beesha caalamka uu halbowle u yahay hiigsiga horumar ee dalka.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4577 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/If7-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi ayaa u rajeeyay soon wanaagsan dhammaan ka qeybgalayaasha xafladda, isaga oo ku baaqay in la isku naxariisto, la xoojiyo midnimada iyo mustaqbal uu hareeyo deganaansho iyo barwaaqo-soorran.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4568 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IF1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa fiidnimadii caawa xaflad af-fur Ramadaani ah kaga qeybgalay Muqdisho oo uu ku casuumay Safiirka Turkiga, Alper Akta\u015f. Munasaabadda ayaa waxaa kale oo lagu casuumay, kana soo qeybgalay danjirayaasha iyo wakiillada laga aqoonsanyahay dalka. Munaasabadda af-furka, hadal uu ka jeediyay Wasiir Fiqi ayuu kaga hadlay xiriirka xooggan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, isaga oo bogaadiyay dadaalka Safaaradda Turkiga iyo Danjire Akta\u015f.Wasiirku waxa uu ka hadlay qiyamka bisha barakaysan ee Ramadaan ay huwantahay sida dulqaadka, deeqsinimada iyo midnimada. Waxa uu xusay dadaallada socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hormuud ka tahay sida isbeddelka dowladnimada, hannaanka doorashada &#8220;hal qof, hal cod&#8221; iyo howlgallada amni ee lagu baacsanayo argagaxisada. Wasiirka ayaa xusay in kobaca dhaqaale, dowlad wanaagga, iyo is-raaca bulshada ay lagama maarmaan u yihiin nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya. Waxa uu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay xiriirka salka adag ee Soomaaliya kala dhexeeya beesha caalamka uu halbowle u yahay hiigsiga horumar ee dalka. Wasiir Fiqi ayaa u rajeeyay soon wanaagsan dhammaan ka qeybgalayaasha xafladda, isaga oo ku baaqay in la isku naxariisto, la xoojiyo midnimada iyo mustaqbal uu hareeyo deganaansho iyo barwaaqo-soorran.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4573,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4585,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4578\/revisions\/4585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}