{"id":4594,"date":"2025-03-16T22:53:41","date_gmt":"2025-03-16T22:53:41","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4594"},"modified":"2025-03-16T22:54:28","modified_gmt":"2025-03-16T22:54:28","slug":"machadka-daraasaadka-diblomaasiyadda-oo-martigeliyay-dood-cilmiyeed-ku-saabsan-kaalinta-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/machadka-daraasaadka-diblomaasiyadda-oo-martigeliyay-dood-cilmiyeed-ku-saabsan-kaalinta-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","title":{"rendered":"Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo martigeliyay dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa caawa fiidkii oo Axad ah dood cilmiyeed cinwaankeedu yahay \u201cmuhiimadda ay leedahay in Soomaaliya markale ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay&#8221; ku qabtay Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4595 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nDood cilmiyeedkan oo sidoo kale ahaa af-fur wadareed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda, Danjire Yuusuf-Garaad Cumar Axmed, aqoonyahanno iyo wakiillada bulshada rayidka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4598 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo4-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa furay dood cilmiyeedka , isagoo ka hadlay kaalinta Soomaaliya ee matalidda codka Afrika ee Golaha Ammaanka iyo ka go\u2019naanshaheeda nabadda iyo ammaanka caalamiga.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4600 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo7-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nAgaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Mudane Maxamed Maxamuud Guure, ayaa sheegay inuu horumarinayo howlaha iyo barnaamijyada machadka si uu uga dhabeeyo qorshayaasha deggan,<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4599 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo5-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKa qeybgalayaasha ayaa is-dhaafsaday aragtiyo ku qotoma xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka oo muddo xileedkeedu yahay labo sano, iyaga oo xusay muhiimadda ay arrinkaasi leedahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4596 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/oo2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nIntii madashu ka socotay doodda ayaa kaqeybgalayaashu ay ku tabaruceen 560 buug oo wax ka taraysa ballaarinta Maktabadda Machadka .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa caawa fiidkii oo Axad ah dood cilmiyeed cinwaankeedu yahay \u201cmuhiimadda ay leedahay in Soomaaliya markale ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay&#8221; ku qabtay Caasimadda Muqdisho. Dood cilmiyeedkan oo sidoo kale ahaa af-fur wadareed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda, Danjire Yuusuf-Garaad Cumar Axmed, aqoonyahanno iyo wakiillada bulshada rayidka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa furay dood cilmiyeedka , isagoo ka hadlay kaalinta Soomaaliya ee matalidda codka Afrika ee Golaha Ammaanka iyo ka go\u2019naanshaheeda nabadda iyo ammaanka caalamiga. Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Mudane Maxamed Maxamuud Guure, ayaa sheegay inuu horumarinayo howlaha iyo barnaamijyada machadka si uu uga dhabeeyo qorshayaasha deggan, Ka qeybgalayaasha ayaa is-dhaafsaday aragtiyo ku qotoma xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka oo muddo xileedkeedu yahay labo sano, iyaga oo xusay muhiimadda ay arrinkaasi leedahay. Intii madashu ka socotay doodda ayaa kaqeybgalayaashu ay ku tabaruceen 560 buug oo wax ka taraysa ballaarinta Maktabadda Machadka .<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4597,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4594"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4601,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4594\/revisions\/4601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}