{"id":4603,"date":"2025-03-17T10:52:40","date_gmt":"2025-03-17T10:52:40","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4603"},"modified":"2025-03-18T08:11:25","modified_gmt":"2025-03-18T08:11:25","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-wasiirka-arrimaha-gudaha-adeegga-cusub-ee-dad-dhigidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-wasiirka-arrimaha-gudaha-adeegga-cusub-ee-dad-dhigidda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha adeegga cusub ee Dad-dhigidda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somlia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), isaga oo kala hadlay daah-furidda adeegga cusub ee dad-dhigidda iyo siyaabaha lagu gaarsiin karo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadda, iyada oo loo marayo Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha guud.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4604 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh4-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa diirradda lagu saarray hirgelinta adeeggani casriga ah ee elektarooniga ee loo abuurray si la jaanqaadaysa halbeegyada caalamiga si loo soo saaro dukumentiyada aqoonsiga muhiimka ah si sugan oo la isku halleyn karo. Nidaamkani ayaa waxaa loo qaabeeyey si la aamini karo oo u adeegaya qeybaha kala duwan ee dowladda iyo kuwa gaarka ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4607 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/xosh3-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nAdeegga Dad-dhigidda ayaa waxaa uu bixin doonaa kaararka heerka madaniga ee diiwaanka qoyska, oo ay ka mid yihiin shahaadooyinka dhalashada, geerida, guurka iyo furriinka, diiwaanka degannaanshaha iyo buugaagta qoyska, iyadoo ammaanka xogtaasi la xoojinayo ayaa laga hortagayaa been-abuurka , waxaana loo saldhigayaa xarun keydin xog qaran oo amnigeedu suganyahay, laguna kalsoonyahay, iyada oo loo howlgalayo sidii loo gaarsiin lahaa adeeggani dhammaan dowlad goboleedyada, safaaradaha iyo qunsuliyadaha guud.<br \/>\n-&gt;###&lt;-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somlia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), isaga oo kala hadlay daah-furidda adeegga cusub ee dad-dhigidda iyo siyaabaha lagu gaarsiin karo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadda, iyada oo loo marayo Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha guud. Kulanka ayaa diirradda lagu saarray hirgelinta adeeggani casriga ah ee elektarooniga ee loo abuurray si la jaanqaadaysa halbeegyada caalamiga si loo soo saaro dukumentiyada aqoonsiga muhiimka ah si sugan oo la isku halleyn karo. Nidaamkani ayaa waxaa loo qaabeeyey si la aamini karo oo u adeegaya qeybaha kala duwan ee dowladda iyo kuwa gaarka ah. Adeegga Dad-dhigidda ayaa waxaa uu bixin doonaa kaararka heerka madaniga ee diiwaanka qoyska, oo ay ka mid yihiin shahaadooyinka dhalashada, geerida, guurka iyo furriinka, diiwaanka degannaanshaha iyo buugaagta qoyska, iyadoo ammaanka xogtaasi la xoojinayo ayaa laga hortagayaa been-abuurka , waxaana loo saldhigayaa xarun keydin xog qaran oo amnigeedu suganyahay, laguna kalsoonyahay, iyada oo loo howlgalayo sidii loo gaarsiin lahaa adeeggani dhammaan dowlad goboleedyada, safaaradaha iyo qunsuliyadaha guud. -&gt;###&lt;-<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4606,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4608,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4603\/revisions\/4608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}