{"id":4618,"date":"2025-03-24T18:13:14","date_gmt":"2025-03-24T18:13:14","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4618"},"modified":"2025-03-25T08:17:11","modified_gmt":"2025-03-25T08:17:11","slug":"soomaaliya-oo-ka-soo-daadguraysay-145-qof-oo-muwadiniinteeda-ah-dalka-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-oo-ka-soo-daadguraysay-145-qof-oo-muwadiniinteeda-ah-dalka-liibiya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka soo daadguraysay 145 qof oo muwadiniinteeda ah dalka Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa ku guulaysatay inay ka soo daadgurayso 145 ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed dalka Liibiya, kadib markii caqabado kala duwan ay wajaheen, ayna iskood u doorteen in dib-u-celin lagu sameeyo, tani oo ka qayb ah ballanqaadka dowladda ee ilaalinta muwaadiniinteeda ku sugan dibadda iyo wax ka qabashada xaaladahooda.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4620 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk3-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nDadka dib dalka loogu soo celiyay ayaa markii ay soo caga-dhigteen Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle, waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal oo sheegay in dowladdu ay ka go&#8217;antahay caawinta muwaadiniinteeda ee culaysyada ku wajahaya dibadda.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4619 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nWasiir kuxigeenka Isaaq Mursal waxa uu xusay dadaalka Wasaaradda ay ku kaashanayso bah-wadaagta caalamiga si dib dalka loogu soo celiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee nugul ee xaalado adag dibadda kala kulmay, isaga oo tilmaamay in dowladda ay ku adagtahay gudashada waajibkeeda ee ilaalinta iyo taageeridda dadkeeda si gaar ah kuwa ku nool goobaha colaadaha ee wajahay xaalado dhibaato.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4623 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/wk6-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa ku guulaysatay inay ka soo daadgurayso 145 ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed dalka Liibiya, kadib markii caqabado kala duwan ay wajaheen, ayna iskood u doorteen in dib-u-celin lagu sameeyo, tani oo ka qayb ah ballanqaadka dowladda ee ilaalinta muwaadiniinteeda ku sugan dibadda iyo wax ka qabashada xaaladahooda. Dadka dib dalka loogu soo celiyay ayaa markii ay soo caga-dhigteen Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle, waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal oo sheegay in dowladdu ay ka go&#8217;antahay caawinta muwaadiniinteeda ee culaysyada ku wajahaya dibadda. Wasiir kuxigeenka Isaaq Mursal waxa uu xusay dadaalka Wasaaradda ay ku kaashanayso bah-wadaagta caalamiga si dib dalka loogu soo celiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee nugul ee xaalado adag dibadda kala kulmay, isaga oo tilmaamay in dowladda ay ku adagtahay gudashada waajibkeeda ee ilaalinta iyo taageeridda dadkeeda si gaar ah kuwa ku nool goobaha colaadaha ee wajahay xaalado dhibaato.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4621,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4624,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4618\/revisions\/4624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}