{"id":4625,"date":"2025-03-23T12:18:12","date_gmt":"2025-03-23T12:18:12","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4625"},"modified":"2025-03-25T12:24:59","modified_gmt":"2025-03-25T12:24:59","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-qabatay-aqoon-is-weydaarsi-hal-cisho-ah-oo-ku-saabsan-hab-maamulka-xusuus-dhowrka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-qabatay-aqoon-is-weydaarsi-hal-cisho-ah-oo-ku-saabsan-hab-maamulka-xusuus-dhowrka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qabatay aqoon-is-weydaarsi hal cisho ah oo ku saabsan hab-maamulka xusuus-dhowrka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Waaxda Xusuus-dhowrka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, oo kaashanaysa Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, ayaa aqoon-is-weydaarsi hal cisho ah oo ku saabsan hab-maamulka arkiifiyada ugu qabatay xarunta Machadka howlwadeennada kala duwan ee Waaxda.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4627 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nAqoon-is-weydaarsigani ayaa waxaa casharro ka jeediyay Nasrullaahi Maxamed Jaamac, oo soo bandhigay aragtiyo ku salaysan casriyaynta xusuus-dhowrka, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta dukumintiyada rasmiga ah iyo dhowridda xusuusta Wasaaradda.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4626 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dhore1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nAgaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Mudane Maxamed Maxamuud Guure, ayaa furitaanka tababbarka ka sheegay in hab-maaraynta waxtarka leh ee arkiifiyada ay wanaajinayso cilmi-baarista, joogtaynaysana habka iyo hannaanka shaqada hey&#8217;adda qaran, gacanna ka geysanayo wax-baridda diblomaasiyiinta mustaqbalka.<\/p>\n<p>Waxa uu carabaabay kaalinta arkiifiyadu ku leedahay sooyaalka qaranka iyo sare-u-qaadidda howlaha go&#8217;aan gaarista.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4631 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Dore6-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/>Dr. Axmed Cusmaan Dhoore , Agaasimaha Waaxda Arkiifiyada ee Wasaaradda ayaa ka hadlay faaidada howleed ee aqoon-is-weydaarsigani uu leeyahay, isaga oo tilmaamay in ay hore u dhaqaajinayso geedi-socodka lagu casriyaynayo arkiifiyada, laguna dhowrayo sirta qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Waaxda Xusuus-dhowrka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, oo kaashanaysa Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, ayaa aqoon-is-weydaarsi hal cisho ah oo ku saabsan hab-maamulka arkiifiyada ugu qabatay xarunta Machadka howlwadeennada kala duwan ee Waaxda. Aqoon-is-weydaarsigani ayaa waxaa casharro ka jeediyay Nasrullaahi Maxamed Jaamac, oo soo bandhigay aragtiyo ku salaysan casriyaynta xusuus-dhowrka, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta dukumintiyada rasmiga ah iyo dhowridda xusuusta Wasaaradda. Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Mudane Maxamed Maxamuud Guure, ayaa furitaanka tababbarka ka sheegay in hab-maaraynta waxtarka leh ee arkiifiyada ay wanaajinayso cilmi-baarista, joogtaynaysana habka iyo hannaanka shaqada hey&#8217;adda qaran, gacanna ka geysanayo wax-baridda diblomaasiyiinta mustaqbalka. Waxa uu carabaabay kaalinta arkiifiyadu ku leedahay sooyaalka qaranka iyo sare-u-qaadidda howlaha go&#8217;aan gaarista.Dr. Axmed Cusmaan Dhoore , Agaasimaha Waaxda Arkiifiyada ee Wasaaradda ayaa ka hadlay faaidada howleed ee aqoon-is-weydaarsigani uu leeyahay, isaga oo tilmaamay in ay hore u dhaqaajinayso geedi-socodka lagu casriyaynayo arkiifiyada, laguna dhowrayo sirta qaranka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4630,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4632,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4625\/revisions\/4632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}