{"id":4637,"date":"2025-03-28T07:21:44","date_gmt":"2025-03-28T07:21:44","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4637"},"modified":"2025-04-02T07:40:32","modified_gmt":"2025-04-02T07:40:32","slug":"soomaaliya-oo-ka-guddoontay-midowga-afrika-gaadiid-gaashaaman-iyo-agab-milatari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-oo-ka-guddoontay-midowga-afrika-gaadiid-gaashaaman-iyo-agab-milatari\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka guddoontay Midowga Afrika gaadiid gaashaaman iyo agab milatari"},"content":{"rendered":"<p>Douala (MFA Somalia) \u2013 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika shixnad milatari oo ay ku jiraan gaadiidka gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha aan xabadda karin, gaari ciidanka daabula, gaadiidka xambaara booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorro, shixnado dawo ah, iyo agab kale oo muhiim ah oo xoojinaya kaabayaasha amniga, kana qayb-qaadanaya xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4639 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2.jpg 810w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2-225x300.jpg 225w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2-768x1024.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2-500x667.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa2-750x1000.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><br \/>\nSafiirka Soomaaliya ee Itoobiya, ahna Ergeyga Joogtada ee Midowga Afrika, Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa agabkani kaga guddoomay magaalada Douala ee dalka Cameroon koox matalaysay Saldhig qaaradeedka Saadka ee Midowga Afrika ee loo soo gaabiyo magaca (CLB).<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4642 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5.jpg 810w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5-225x300.jpg 225w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5-768x1024.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5-500x667.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/warfa5-750x1000.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay mahadnaq iyo bogaadin u diraysaa Midowga Afrika taageeradiisa joogtada ee qiimaha leh, taasi oo xoojinaysa amniga gobolka, horumarinaysa hey&#8217;adaha dowladda, kor-u-qaadaysa dadaalka la dagaalanka argagaxisada, xaqiijinaysa hiigsi-wadaagga loogu saldhigayo xasillooni waarta, adkaysiga iyo horumar muddo dheer jira oo ka taaba-gala guud ahaan qaaradda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Douala (MFA Somalia) \u2013 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika shixnad milatari oo ay ku jiraan gaadiidka gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha aan xabadda karin, gaari ciidanka daabula, gaadiidka xambaara booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorro, shixnado dawo ah, iyo agab kale oo muhiim ah oo xoojinaya kaabayaasha amniga, kana qayb-qaadanaya xasilloonida gobolka. Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya, ahna Ergeyga Joogtada ee Midowga Afrika, Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa agabkani kaga guddoomay magaalada Douala ee dalka Cameroon koox matalaysay Saldhig qaaradeedka Saadka ee Midowga Afrika ee loo soo gaabiyo magaca (CLB). Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay mahadnaq iyo bogaadin u diraysaa Midowga Afrika taageeradiisa joogtada ee qiimaha leh, taasi oo xoojinaysa amniga gobolka, horumarinaysa hey&#8217;adaha dowladda, kor-u-qaadaysa dadaalka la dagaalanka argagaxisada, xaqiijinaysa hiigsi-wadaagga loogu saldhigayo xasillooni waarta, adkaysiga iyo horumar muddo dheer jira oo ka taaba-gala guud ahaan qaaradda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4644,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4646,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4637\/revisions\/4646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}