{"id":4690,"date":"2025-04-09T12:17:49","date_gmt":"2025-04-09T12:17:49","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4690"},"modified":"2025-04-09T12:17:49","modified_gmt":"2025-04-09T12:17:49","slug":"soomaaliya-oo-ka-sheegtay-shirka-geedi-socodka-khartoum-ee-ku-qabsoomay-qaahira-ka-gonaanshaheeda-iskaashiga-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-oo-ka-sheegtay-shirka-geedi-socodka-khartoum-ee-ku-qabsoomay-qaahira-ka-gonaanshaheeda-iskaashiga-socdaalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka sheegtay Shirka Geedi-socodka Khartoum ee ku qabsoomay Qaahira ka go&#8217;naanshaheeda iskaashiga socdaalka"},"content":{"rendered":"<p>Qaahiro (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah khudbad ka jeediyay shirka labaad ee heer Wasiir ee Geedi-socodka Khartoum oo ku qabsoomay magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Shirka oo oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 50 dowladood oo matalayay wadamada Yurub, Geeska Afrika iyo wakiillo ka socday Urur goboleedyada iyo kuwa caalamiga ayaa diirrada lagu saaray dadaallada lagula dagaalamayo socdaalka sharci-darada iyo ka ganacsiga dadka.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4698 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7.jpg 1280w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e7-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa bogaadiyay dowladda Masar oo ah shir-guddoonka shirka, isaga oo sheegay in geedi-socodka Khartoum uu yahay wax ka run sheegaya xaaladaha is-beddelka leh ee arrimaha socdaalka, aynta tahay madal muhiim u ah wadahadal wax ku ool ah, wax wadaagga iyo tallaabo-qaadka.<br \/>\nWasiirka ayaa soo dhoweeyay ku soo noqoshada Suudaan ee madasha, isaga oo xusay in Soomaaliya ay hindistay in howsha la sii ambaqaado xilli ay adkayd, haatan soo dhowaynayso dib ugu hanashada Suudaan kursigeeda matalaadda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4696 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5.jpg 1280w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e5-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la qaato hab-maamul loo dhanyahay oo ku salaysan socdaalka oo la jaanqaadaya qorshe howleedka Qaahira. Waxa uu carabaabay dadaalka badan ee lagu xoojinayo hababka isuduwidda iyo dejinta siyaasadaha ku aaddan xuquuqaha, ee dhowraya farqiga u kala dhexeeya lab iyo dhedig, xalna u raadinaysa sababaha ku askumay socdaalka sharci-darada ah ee loo yaqaan &#8220;tahriibka&#8221;.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4697 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6.jpg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"692\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6.jpg 1040w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6-1024x681.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6-768x511.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e6-750x499.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa sheegay in hannaanka socdaalka oo halbowle u noqda iskaashi sarreeya lagu maareyn karo, laguna ilaalin karo xaqa soogalootiga, dib-u-celinta iyo ku dhex-milankooda bulshada iyo burburinta shabkadaha dembiyadani abaabula.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4695 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4.jpg\" alt=\"\" width=\"1085\" height=\"722\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4.jpg 1085w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4-1024x681.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4-768x511.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/e4-750x499.jpg 750w\" sizes=\"(max-width: 1085px) 100vw, 1085px\" \/><br \/>\nWasiir Axmed Fiqi ayaa ku bogaadiyay Masar xilligeeda shir-guddoonnimo, isaga oo muujiyay taageeriddiisa dhammaystiran ee Faransiiska oo noqonaya shir-guddoonka xiga ee Geedi-socodka Khartoum, waxa uu u mahadceliyay Midowga Yurub , Midowga Afrika iyo Xarunta (ICMPD) horumarintooda siyaasadaha socdaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahiro (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah khudbad ka jeediyay shirka labaad ee heer Wasiir ee Geedi-socodka Khartoum oo ku qabsoomay magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Shirka oo oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 50 dowladood oo matalayay wadamada Yurub, Geeska Afrika iyo wakiillo ka socday Urur goboleedyada iyo kuwa caalamiga ayaa diirrada lagu saaray dadaallada lagula dagaalamayo socdaalka sharci-darada iyo ka ganacsiga dadka. Wasiirka ayaa bogaadiyay dowladda Masar oo ah shir-guddoonka shirka, isaga oo sheegay in geedi-socodka Khartoum uu yahay wax ka run sheegaya xaaladaha is-beddelka leh ee arrimaha socdaalka, aynta tahay madal muhiim u ah wadahadal wax ku ool ah, wax wadaagga iyo tallaabo-qaadka. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay ku soo noqoshada Suudaan ee madasha, isaga oo xusay in Soomaaliya ay hindistay in howsha la sii ambaqaado xilli ay adkayd, haatan soo dhowaynayso dib ugu hanashada Suudaan kursigeeda matalaadda. Wasiir Fiqi ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la qaato hab-maamul loo dhanyahay oo ku salaysan socdaalka oo la jaanqaadaya qorshe howleedka Qaahira. Waxa uu carabaabay dadaalka badan ee lagu xoojinayo hababka isuduwidda iyo dejinta siyaasadaha ku aaddan xuquuqaha, ee dhowraya farqiga u kala dhexeeya lab iyo dhedig, xalna u raadinaysa sababaha ku askumay socdaalka sharci-darada ah ee loo yaqaan &#8220;tahriibka&#8221;. Wasiirka ayaa sheegay in hannaanka socdaalka oo halbowle u noqda iskaashi sarreeya lagu maareyn karo, laguna ilaalin karo xaqa soogalootiga, dib-u-celinta iyo ku dhex-milankooda bulshada iyo burburinta shabkadaha dembiyadani abaabula. Wasiir Axmed Fiqi ayaa ku bogaadiyay Masar xilligeeda shir-guddoonnimo, isaga oo muujiyay taageeriddiisa dhammaystiran ee Faransiiska oo noqonaya shir-guddoonka xiga ee Geedi-socodka Khartoum, waxa uu u mahadceliyay Midowga Yurub , Midowga Afrika iyo Xarunta (ICMPD) horumarintooda siyaasadaha socdaalka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4696,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[81],"class_list":["post-4690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-masar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4699,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4690\/revisions\/4699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4696"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}