{"id":4750,"date":"2025-04-26T09:39:27","date_gmt":"2025-04-26T09:39:27","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4750"},"modified":"2025-04-28T16:53:22","modified_gmt":"2025-04-28T16:53:22","slug":"wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-muqdisho-ku-soo-dhoweeyay-dhiggiisa-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-muqdisho-ku-soo-dhoweeyay-dhiggiisa-ruushka\/","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Mogadishu\u2013 Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, dhiggiisa, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov.<\/p>\n<p>Labada dal ayaa waxa ay wadaagaan xiriir taariikhi ah oo soo jireen ah, waxa ayna doonayaan inay ballaariyaan iskaashiga si loo horumariyo dano wadaagga labada dowladood iyo labada dad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4772\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/wasiir-fanax-iyo-ruushka-vip.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu\u2013 Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, dhiggiisa, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov. Labada dal ayaa waxa ay wadaagaan xiriir taariikhi ah oo soo jireen ah, waxa ayna doonayaan inay ballaariyaan iskaashiga si loo horumariyo dano wadaagga labada dowladood iyo labada dad. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[13,16,17],"tags":[82],"class_list":["post-4750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qaaradda-aasiya","category-qaaradda-europe","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-ruushka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4773,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4750\/revisions\/4773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}