{"id":4774,"date":"2025-04-30T15:09:18","date_gmt":"2025-04-30T15:09:18","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4774"},"modified":"2025-04-30T15:09:18","modified_gmt":"2025-04-30T15:09:18","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-daahfuray-wargayska-diblomaasi-oo-ah-kii-ugu-horreeyay-ee-wasaaraddu-soo-saarto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-daahfuray-wargayska-diblomaasi-oo-ah-kii-ugu-horreeyay-ee-wasaaraddu-soo-saarto\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo daahfuray Wargayska \u201cDiblomaasi\u201d oo ah kii ugu horreeyay ee Wasaaraddu soo saarto"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah daahfuray Wargeyska \u00abDiblomaasi\u00bb oo ah Wargeyskii ugu horreeyay ee Wasaaraddu soo saarto tan iyo markii Soomaaliya ay gobonnimada qaadatay sanadkii 1960. Wargeyska ayaa soo bandhigaya soo kabashada dalka , kobiciisa dhaqan, dhaqaale , bulsho iyo siyaasad.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4775 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-300x212.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-1024x724.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-768x543.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-500x353.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-120x86.jpg 120w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-750x530.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko-1140x806.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nDaahfurka Wargayska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Senator, Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) , Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin matalayay qaar ka mid ah bankiyada dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4776 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"978\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-300x204.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-1024x695.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-768x522.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-500x340.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-750x509.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko2-1140x774.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><br \/>\nWasiir Axmed Fiqi ayaa sheegay in dadaal weyn ay Wasaaraddu ku bixisay soo saaridda wargeyska oo noqon doona bille, aragti iyo aqoona ay dadka akhrista ka kororsan doonaan, isaga oo ku booriyay diblomaasiyiinta iyo aqoonyahannada maskaxdooda shiila ay ku soo bandhigaan fikradahooda waxgalka ah , si la mid ah shirkadaha iyo bankiyada dalka si loo iibgeeyo waxsoosaarka, loona helo maalgeshi dibadeed.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4778 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4.jpg 1440w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/ko4-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah daahfuray Wargeyska \u00abDiblomaasi\u00bb oo ah Wargeyskii ugu horreeyay ee Wasaaraddu soo saarto tan iyo markii Soomaaliya ay gobonnimada qaadatay sanadkii 1960. Wargeyska ayaa soo bandhigaya soo kabashada dalka , kobiciisa dhaqan, dhaqaale , bulsho iyo siyaasad. Daahfurka Wargayska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Senator, Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) , Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin matalayay qaar ka mid ah bankiyada dalka. Wasiir Axmed Fiqi ayaa sheegay in dadaal weyn ay Wasaaraddu ku bixisay soo saaridda wargeyska oo noqon doona bille, aragti iyo aqoona ay dadka akhrista ka kororsan doonaan, isaga oo ku booriyay diblomaasiyiinta iyo aqoonyahannada maskaxdooda shiila ay ku soo bandhigaan fikradahooda waxgalka ah , si la mid ah shirkadaha iyo bankiyada dalka si loo iibgeeyo waxsoosaarka, loona helo maalgeshi dibadeed.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4779,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4774\/revisions\/4779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}