{"id":4785,"date":"2025-05-03T11:52:19","date_gmt":"2025-05-03T11:52:19","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4785"},"modified":"2025-05-03T11:52:19","modified_gmt":"2025-05-03T11:52:19","slug":"wasiirka-cusub-ee-arrimaha-dibadda-oo-sheegay-inuu-la-imaan-doono-aragti-diblomaasiyadeed-oo-xooggan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-cusub-ee-arrimaha-dibadda-oo-sheegay-inuu-la-imaan-doono-aragti-diblomaasiyadeed-oo-xooggan\/","title":{"rendered":"Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo sheegay inuu la imaan doono aragti diblomaasiyadeed oo xooggan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hadal ka jeediyay munaasabadda uu xilka kula wareegay maanta oo ah Sabti oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4787 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-scaled.jpg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3585-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/>Wasiirka ayaa carabaabay inuu xoojinayo xiriirka dibadda ee Soomaaliya iyo iskaashiga ay la leedahay dowladaha iyo ururrada, siyaasaddiisuna ay noqon doonto mid ku dhisan dhex-dhexaadnimo, sarena u qaadi doono maqaamka dalka ee heer gobol iyo heer caalami si la jaanqaadaysa waxyaabaha mudnaanta u leh siyaasadda dibadda si loo gaaro barwaaqo-soorran.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4786 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-scaled.jpg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/1V8A3562-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/>Wasiir Cabdisalaan ayaa muujiyay rajadiisa in Soomaaliya ay ka guulaysan doonto argagaxisada, ayna gaarsiin doonto jab aanay ka soo kaban doonin, kana takhalusi doonto ugu dambayntii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hadal ka jeediyay munaasabadda uu xilka kula wareegay maanta oo ah Sabti oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho. Wasiirka ayaa carabaabay inuu xoojinayo xiriirka dibadda ee Soomaaliya iyo iskaashiga ay la leedahay dowladaha iyo ururrada, siyaasaddiisuna ay noqon doonto mid ku dhisan dhex-dhexaadnimo, sarena u qaadi doono maqaamka dalka ee heer gobol iyo heer caalami si la jaanqaadaysa waxyaabaha mudnaanta u leh siyaasadda dibadda si loo gaaro barwaaqo-soorran.Wasiir Cabdisalaan ayaa muujiyay rajadiisa in Soomaaliya ay ka guulaysan doonto argagaxisada, ayna gaarsiin doonto jab aanay ka soo kaban doonin, kana takhalusi doonto ugu dambayntii.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4790,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4791,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4785\/revisions\/4791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}