{"id":4816,"date":"2025-05-07T09:56:07","date_gmt":"2025-05-07T09:56:07","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4816"},"modified":"2025-05-07T09:56:07","modified_gmt":"2025-05-07T09:56:07","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-qatar-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-qatar-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar oo booqasho sharafeed ugu yimid"},"content":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4818 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/qa2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nIntii kulanka lagu guda-jiray , waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi is-dhaafsiga leh, si gaar ah ka guul keenidda ujeeddo wadaagga iyo abuuridda fursado iskaashi oo qoto dheer oo dhan weliba leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Intii kulanka lagu guda-jiray , waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi is-dhaafsiga leh, si gaar ah ka guul keenidda ujeeddo wadaagga iyo abuuridda fursado iskaashi oo qoto dheer oo dhan weliba leh.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4817,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[84],"class_list":["post-4816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-and-qatar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4819,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4816\/revisions\/4819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}