{"id":4824,"date":"2025-05-07T11:01:42","date_gmt":"2025-05-07T11:01:42","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4824"},"modified":"2025-05-07T11:01:42","modified_gmt":"2025-05-07T11:01:42","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xaaladaha-gobolka-ee-taaggan-kala-hadlay-safiirka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xaaladaha-gobolka-ee-taaggan-kala-hadlay-safiirka-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xaaladaha gobolka ee taaggan kala hadlay Safiirka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee dano-wadaagga leh.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4826 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/s02-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nLabada dhinac ayaa kulankooda ku fallanqeeyay xaaladihii ugu dambeeyay ee arrimaha Suudaan, iyaga oo xusay muhiimadda weyn ee ay leedahay xasiloonida iyo baahida loo qabo taageero joogta ah oo heer gobol iyo mid caalami ah si kor loogu qaado nabadda iyo amniga gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee dano-wadaagga leh. Labada dhinac ayaa kulankooda ku fallanqeeyay xaaladihii ugu dambeeyay ee arrimaha Suudaan, iyaga oo xusay muhiimadda weyn ee ay leedahay xasiloonida iyo baahida loo qabo taageero joogta ah oo heer gobol iyo mid caalami ah si kor loogu qaado nabadda iyo amniga gobolka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4827,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[79],"class_list":["post-4824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-and-sudan"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4828,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4824\/revisions\/4828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}