{"id":4837,"date":"2025-05-08T14:38:25","date_gmt":"2025-05-08T14:38:25","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4837"},"modified":"2025-05-11T14:41:19","modified_gmt":"2025-05-11T14:41:19","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-shir-guddoomiyay-kulan-fogaan-arag-oo-uu-la-qaatay-safiirrada-ergooyinka-joogtada-iyo-qunsulada-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-shir-guddoomiyay-kulan-fogaan-arag-oo-uu-la-qaatay-safiirrada-ergooyinka-joogtada-iyo-qunsulada-guud\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shir-guddoomiyay kulan fogaan arag oo uu la qaatay safiirrada, ergooyinka joogtada iyo Qunsulada guud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah shir-guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la qaatay Safiirrada, Ergooyinka Joogtada iyo Qunsulada guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista isku-duwidda iyo xoojinta wada-shaqeynta diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4838 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP1.jpg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"1123\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP1.jpg 741w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP1-198x300.jpg 198w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP1-676x1024.jpg 676w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP1-500x758.jpg 500w\" sizes=\"(max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><br \/>\nKulanka intii lagu guda-jiray, ayaa Wasiirku faray madaxda ergooyinka diblomaasiyadeed inay diyaariyaan qorshe howleed sanadle ah oo la jaan-qaadaya Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee dalka iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka. Waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta wadashaqaynta Safaaradaha, Ergooyinka Joogtada iyo Qunsulada guud ay la leeyihiin Waaxyaha Wasaaradda, isaga oo ugu baaqay in ergooyinka diblomaasiyadeed ay si bille ah iyo seddex biloodle u soo gudbiyaan warbixinno.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4839 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2.jpg 1280w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-500x334.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/NTP2-1140x761.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa sidoo kale lagula taliyay madaxda ergooyinka dibadda sare-u-qaadidda matalaadda Soomaaliya, dardargelinta adeegyada loo fidiyo dadka iyo xoojinta wax-wadaagga istiraatiijiyadeed ee dalalka safaaradaha Soomaaliya ay ku yaallaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah shir-guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la qaatay Safiirrada, Ergooyinka Joogtada iyo Qunsulada guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista isku-duwidda iyo xoojinta wada-shaqeynta diblomaasiyadeed. Kulanka intii lagu guda-jiray, ayaa Wasiirku faray madaxda ergooyinka diblomaasiyadeed inay diyaariyaan qorshe howleed sanadle ah oo la jaan-qaadaya Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee dalka iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka. Waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta wadashaqaynta Safaaradaha, Ergooyinka Joogtada iyo Qunsulada guud ay la leeyihiin Waaxyaha Wasaaradda, isaga oo ugu baaqay in ergooyinka diblomaasiyadeed ay si bille ah iyo seddex biloodle u soo gudbiyaan warbixinno. Kulanka ayaa sidoo kale lagula taliyay madaxda ergooyinka dibadda sare-u-qaadidda matalaadda Soomaaliya, dardargelinta adeegyada loo fidiyo dadka iyo xoojinta wax-wadaagga istiraatiijiyadeed ee dalalka safaaradaha Soomaaliya ay ku yaallaan.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4840,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4841,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4837\/revisions\/4841"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4840"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}