{"id":4846,"date":"2025-05-12T08:44:55","date_gmt":"2025-05-12T08:44:55","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4846"},"modified":"2025-05-14T08:51:14","modified_gmt":"2025-05-14T08:51:14","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-daaha-ka-rogay-tubta-isbeddelka-iyo-horumarinta-adeegyada-oo-ku-hanaqaadaysa-muddo-90-cisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-daaha-ka-rogay-tubta-isbeddelka-iyo-horumarinta-adeegyada-oo-ku-hanaqaadaysa-muddo-90-cisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo daaha ka rogay tubta isbeddelka iyo horumarinta adeegyada oo ku hanaqaadaysa muddo 90 cisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay kulanka agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda oo ujeedkiisu ahaa xoojinta wadashaqaynta dhow ee Waaxyaha ka dhexeysa, sare-u-qaadidda iskuduwidda iyo dardargelinta howlaha maamul iyo waxqabad ee socda.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4847 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nShirka ayaa waxaa diirradda lagu saarray fulinta sharciga shaqaalaha dibadda, go&#8217;aanka golaha Wasiirrada ee lagu xadaynayay tirada diblomaasiyiinta ka howlgala ergooyinka dibadda, dejinta siyaasad arrimo dibadeed oo la jaan qaadaysa danaha qaranka, kana tarjumaysa horumarka hiigsiga diblomaasiyadeed ee dalka, iyadoo dib u eegis lagu sameynayo waxyaabaha ka taabagalay dib-u-habaynta maamulka ee loogu talagalay in lagu horumariyo adeegga iyo hufnaanta Wasaaradda.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4848 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhay2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa soo bandhigay qorshe 90 cisho loogu talogalay oo looga gol leeyahay in lagu horseedo isbedel muuqda, oo ay ku jiraan tallaabooyin kor loogu qaadayo fulinta, laguna hagaajinayo hannaanka gudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay kulanka agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda oo ujeedkiisu ahaa xoojinta wadashaqaynta dhow ee Waaxyaha ka dhexeysa, sare-u-qaadidda iskuduwidda iyo dardargelinta howlaha maamul iyo waxqabad ee socda. Shirka ayaa waxaa diirradda lagu saarray fulinta sharciga shaqaalaha dibadda, go&#8217;aanka golaha Wasiirrada ee lagu xadaynayay tirada diblomaasiyiinta ka howlgala ergooyinka dibadda, dejinta siyaasad arrimo dibadeed oo la jaan qaadaysa danaha qaranka, kana tarjumaysa horumarka hiigsiga diblomaasiyadeed ee dalka, iyadoo dib u eegis lagu sameynayo waxyaabaha ka taabagalay dib-u-habaynta maamulka ee loogu talagalay in lagu horumariyo adeegga iyo hufnaanta Wasaaradda. Wasiirka ayaa soo bandhigay qorshe 90 cisho loogu talogalay oo looga gol leeyahay in lagu horseedo isbedel muuqda, oo ay ku jiraan tallaabooyin kor loogu qaadayo fulinta, laguna hagaajinayo hannaanka gudaha.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4849,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4850,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4846\/revisions\/4850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}