{"id":4851,"date":"2025-05-14T16:51:18","date_gmt":"2025-05-14T16:51:18","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4851"},"modified":"2025-05-15T07:00:44","modified_gmt":"2025-05-15T07:00:44","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-iyo-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-ciraaq-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-iskaashiga-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-iyo-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-ciraaq-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-iskaashiga-labada-dal\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Ciraaq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal"},"content":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Baghdad Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4855 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq4-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, kobcinta iskaashiga istiraatiijiga ah, iyo horumarinta danaha wadaagga ah.<\/p>\n<p>Labada wasiir waxay si qoto dheer uga wada hadleen fursadaha iskaashi ee dhinacyada Aminga, Xoolaha, dhaqaalaha buluugga, kalluumeysiga, iyo arrimaha siyaasadda, iyadoo la xusay muhiimadda wadashaqeyn iyo isku-duwid siyaasadeed oo joogto ah si kor loogu qaado mowqifyada labada dal ee ku aaddan xaaladaha gobolka iyo caalamka.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4854 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/dhayiraq3-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Wasiirka Arrimaha Dibadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein, ayaa mar kale muujiyay taageerada joogtada ah ee dalkiisu u hayo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo si cad u adkeeyay mowqifka Ciraaq ee ku aaddan garab istaaga dowlada iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Baghdad Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, kobcinta iskaashiga istiraatiijiga ah, iyo horumarinta danaha wadaagga ah. Labada wasiir waxay si qoto dheer uga wada hadleen fursadaha iskaashi ee dhinacyada Aminga, Xoolaha, dhaqaalaha buluugga, kalluumeysiga, iyo arrimaha siyaasadda, iyadoo la xusay muhiimadda wadashaqeyn iyo isku-duwid siyaasadeed oo joogto ah si kor loogu qaado mowqifyada labada dal ee ku aaddan xaaladaha gobolka iyo caalamka.Wasiirka Arrimaha Dibadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein, ayaa mar kale muujiyay taageerada joogtada ah ee dalkiisu u hayo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo si cad u adkeeyay mowqifka Ciraaq ee ku aaddan garab istaaga dowlada iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4852,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4856,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4851\/revisions\/4856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}