{"id":4884,"date":"2025-05-16T09:30:32","date_gmt":"2025-05-16T09:30:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4884"},"modified":"2025-05-17T07:21:58","modified_gmt":"2025-05-17T07:21:58","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-yemen-kobcinta-iskaashiga-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-yemen-kobcinta-iskaashiga-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Yemen kobcinta iskaashiga labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somlia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiis (15 May) kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad intii uu socday Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayay Shir-madaxeedka 34aad ee Carabta, ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen, Mudane Dr. Shaya Mohsin Al Zindani.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4885 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1200\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5.jpg 1600w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-300x225.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-768x576.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-500x375.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-800x600.jpg 800w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-750x563.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq5-1140x855.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><br \/>\nWasiir Cabdisalaan ayaa caddeeyay xiriirka walaaltinimo ee xooggan iyo taariikh wadaagga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, isagoo muujiyay sida dalkiisu u doonayo inuu xoojiyo iskaashiga iyo taageeridda hindisaha wadajirka ah.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4887 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7.jpg 1200w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-225x300.jpg 225w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-768x1024.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-500x667.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-750x1000.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq7-1140x1520.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><br \/>\nDhankiisa, Wasiir Zindani ayaa ugu hambalyeeyay Wasiir Cabdisalaan xilka dhowaantan loo magacaabay, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto, carabaabayna dadaalka Yemen ay ugu jirto qoto-dheeraynta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinac weliba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somlia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiis (15 May) kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad intii uu socday Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayay Shir-madaxeedka 34aad ee Carabta, ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen, Mudane Dr. Shaya Mohsin Al Zindani. Wasiir Cabdisalaan ayaa caddeeyay xiriirka walaaltinimo ee xooggan iyo taariikh wadaagga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, isagoo muujiyay sida dalkiisu u doonayo inuu xoojiyo iskaashiga iyo taageeridda hindisaha wadajirka ah. Dhankiisa, Wasiir Zindani ayaa ugu hambalyeeyay Wasiir Cabdisalaan xilka dhowaantan loo magacaabay, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto, carabaabayna dadaalka Yemen ay ugu jirto qoto-dheeraynta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinac weliba. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4886,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[89],"class_list":["post-4884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-yeman"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4888,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4884\/revisions\/4888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}