{"id":4889,"date":"2025-05-16T13:35:32","date_gmt":"2025-05-16T13:35:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4889"},"modified":"2025-05-17T07:48:48","modified_gmt":"2025-05-17T07:48:48","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wadahal-ku-saabsan-xiriirka-labo-dhinaclaha-ah-kula-yeeshay-bagdaad-dhiggiisa-aljeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wadahal-ku-saabsan-xiriirka-labo-dhinaclaha-ah-kula-yeeshay-bagdaad-dhiggiisa-aljeeriya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahal ku saabsan xiriirka labo dhinaclaha ah kula yeeshay Bagdaad dhiggiisa Aljeeriya"},"content":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad oo lagu wado in maalinta beri oo Sabti ah, 17 May uu ka furmo Shir-madaxeedka Carbeed ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa,<br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, Mudane Ahmed Attaf.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4891 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq8-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Intii lagu guda-jiray kulanka, Wasiir Attaf waxa uu ugu hambalyeeyay dhiggiisa Soomaaliya xilka loo magacaabay dhowaan, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto, caddeeyayna qoto-dheeraanta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, sii wadidda iskaashiga iyo isku-duwidda mowqifyada fagaarayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga, gaar ahaan Soomaaliya iyo Aljeeriya oo haatan xubno aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4890 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/iraq11-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa iftiimiyay xiriirka taariikhiga ah ee salka adag ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga, ballaarinta wax-wadaagga iyo in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo arrimaha muhiimka ah ee khuseeya dalalka Carabta iyo Afrika.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdisalaan ayaa sidoo kale caddeeyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay diblomaasiyadda dhinacyada badan leh iyo ka qeybgalka firfircoon ee Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Islaamka, iyo Jaamacadda Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baghdad (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad oo lagu wado in maalinta beri oo Sabti ah, 17 May uu ka furmo Shir-madaxeedka Carbeed ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, Mudane Ahmed Attaf.Intii lagu guda-jiray kulanka, Wasiir Attaf waxa uu ugu hambalyeeyay dhiggiisa Soomaaliya xilka loo magacaabay dhowaan, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto, caddeeyayna qoto-dheeraanta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, sii wadidda iskaashiga iyo isku-duwidda mowqifyada fagaarayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga, gaar ahaan Soomaaliya iyo Aljeeriya oo haatan xubno aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa iftiimiyay xiriirka taariikhiga ah ee salka adag ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga, ballaarinta wax-wadaagga iyo in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo arrimaha muhiimka ah ee khuseeya dalalka Carabta iyo Afrika. Wasiir Cabdisalaan ayaa sidoo kale caddeeyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay diblomaasiyadda dhinacyada badan leh iyo ka qeybgalka firfircoon ee Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Islaamka, iyo Jaamacadda Carabta.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4893,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[90],"class_list":["post-4889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-aljeeriya"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4894,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4889\/revisions\/4894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}