{"id":4924,"date":"2025-05-21T13:08:35","date_gmt":"2025-05-21T13:08:35","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4924"},"modified":"2025-05-21T13:08:35","modified_gmt":"2025-05-21T13:08:35","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-talyaaniga-kalana-hadlay-xoojinta-iskaashiga-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-talyaaniga-kalana-hadlay-xoojinta-iskaashiga-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga, kalana hadlay xoojinta iskaashiga labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha kor loogu qaadi karo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah iyo sidii loo ballaarin lahaa hababka iskaashi ee danta labada dhinac ku suntan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu fallanqeeyay u sal-dhigidda iskaashiga labo geesoodka oo dhinac weliba leh, laguna iftiimiyay ka go&#8217;naanshaha labada dal ee xoojinta wax-wadaagga iyo soo banbixinta fursadaha ballaaran ee iskaashi wadaagga leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha kor loogu qaadi karo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah iyo sidii loo ballaarin lahaa hababka iskaashi ee danta labada dhinac ku suntan. Kulanka ayaa lagu fallanqeeyay u sal-dhigidda iskaashiga labo geesoodka oo dhinac weliba leh, laguna iftiimiyay ka go&#8217;naanshaha labada dal ee xoojinta wax-wadaagga iyo soo banbixinta fursadaha ballaaran ee iskaashi wadaagga leh.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4925,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[94],"class_list":["post-4924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaali-iyo-italiya"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4926,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4924\/revisions\/4926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}