{"id":4943,"date":"2025-05-25T16:24:16","date_gmt":"2025-05-25T16:24:16","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4943"},"modified":"2025-05-25T16:24:37","modified_gmt":"2025-05-25T16:24:37","slug":"4943-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/4943-2\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay xoojinta iskaashiga Madaxa Hay&#8217;adda Miino baarista Q.M"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay&#8217;adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee Soomaaliya, Mudane Fran O\u2019Grady, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4945 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/maa2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa soo dhoweeyay Fran, isaga oo sheegay in Wasaaraddiisu ay u diyaar tahay xoojinta iskaashiga.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Mudane Fran O\u2019Grady ayaa ugu hambalyeeyay Wasiir Cabdisalaan xilka loo magacaabay, isaga ka warbixiyay wadashaqaynta hay\u2019adda Mine Action ay la leedahay Wasaaradaha heer qaranka iyo Booliska Soomaaliyeed, caddeeyayna in barnaamijyada wadashaqaynta ay kordhin doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay&#8217;adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS) ee Soomaaliya, Mudane Fran O\u2019Grady, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Fran, isaga oo sheegay in Wasaaraddiisu ay u diyaar tahay xoojinta iskaashiga. Dhankiisa, Mudane Fran O\u2019Grady ayaa ugu hambalyeeyay Wasiir Cabdisalaan xilka loo magacaabay, isaga ka warbixiyay wadashaqaynta hay\u2019adda Mine Action ay la leedahay Wasaaradaha heer qaranka iyo Booliska Soomaaliyeed, caddeeyayna in barnaamijyada wadashaqaynta ay kordhin doonaan.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4946,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[97],"class_list":["post-4943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somali-and-mine-action"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4943"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4949,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4943\/revisions\/4949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}