{"id":4972,"date":"2025-05-28T12:55:39","date_gmt":"2025-05-28T12:55:39","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4972"},"modified":"2025-05-28T12:55:39","modified_gmt":"2025-05-28T12:55:39","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-shiinaha-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-shiinaha-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Shiinaha xoojinta xiriirka labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Wang Yu.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4970 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/chi2-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, dardar-gelinta iskaashiga dhinacyada kala duwan iyo kor-u-qaadidda waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la isla fallanqeeyay ka qeybgalka Soomaaliya ee Kulanka heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu qaban doono 10-12 June magaalada Changsha ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha iyo Bandhigga afaraad ee dhaqaalaha iyo ganacsiga Shiinaha iyo Afrika oo ku qabsoomi doona isla magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, dardar-gelinta iskaashiga dhinacyada kala duwan iyo kor-u-qaadidda waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh. Sidoo kale, waxaa la isla fallanqeeyay ka qeybgalka Soomaaliya ee Kulanka heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu qaban doono 10-12 June magaalada Changsha ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha iyo Bandhigga afaraad ee dhaqaalaha iyo ganacsiga Shiinaha iyo Afrika oo ku qabsoomi doona isla magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":4969,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[99],"class_list":["post-4972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-and-china"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4975,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4972\/revisions\/4975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}