{"id":5001,"date":"2025-06-11T17:23:49","date_gmt":"2025-06-11T17:23:49","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=5001"},"modified":"2025-06-12T08:26:28","modified_gmt":"2025-06-12T08:26:28","slug":"soomaaliya-iyo-suudaan-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-intii-lagu-guda-jiray-shirka-focac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/soomaaliya-iyo-suudaan-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-intii-lagu-guda-jiray-shirka-focac\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka intii lagu guda-jiray Shirka FOCAC"},"content":{"rendered":"<p>Changsha (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shalay gelinkii dambe oo Talaado ahayd (10 June) waxa uu kulan-doceed miro-dhal ah kula yeeshay Magaalada Changsha ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha oo uu ka socdo Shirka heer Wasiir ee Isku-duwayaasha hirgeliya go&#8217;aannada ka soo baxa Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC), Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Xuseen Al-xaaji.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka, korna loogu qaadi karo iskaashi wadaagga oo dhinac weliba leh oo danta labada dal ay ku jirto. Kulanka ayaa sidoo lagu falanqeeyay xasiloonida gobolka, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dhanka siyaasadda iyo amniga ee Suudaan.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5003 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1.jpg\" alt=\"\" width=\"1620\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1.jpg 1620w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhaysudan1-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 1620px) 100vw, 1620px\" \/><br \/>\nWasiir Cabdisalaan waxa uu caddeeyay in Soomaaliya ay garab-taaganyahay Dadka Suudaan, isaga oo carabaabay taageeriddiisa dadaalada caalamiga ee lagu doonayo soo afjaridda colaadda iyo soo celinta nabadda iyo xasilloonida dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Changsha (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shalay gelinkii dambe oo Talaado ahayd (10 June) waxa uu kulan-doceed miro-dhal ah kula yeeshay Magaalada Changsha ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha oo uu ka socdo Shirka heer Wasiir ee Isku-duwayaasha hirgeliya go&#8217;aannada ka soo baxa Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC), Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Xuseen Al-xaaji. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka, korna loogu qaadi karo iskaashi wadaagga oo dhinac weliba leh oo danta labada dal ay ku jirto. Kulanka ayaa sidoo lagu falanqeeyay xasiloonida gobolka, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dhanka siyaasadda iyo amniga ee Suudaan. Wasiir Cabdisalaan waxa uu caddeeyay in Soomaaliya ay garab-taaganyahay Dadka Suudaan, isaga oo carabaabay taageeriddiisa dadaalada caalamiga ee lagu doonayo soo afjaridda colaadda iyo soo celinta nabadda iyo xasilloonida dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":5002,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[102],"class_list":["post-5001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-suudaan"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5004,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5001\/revisions\/5004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}