{"id":5020,"date":"2025-06-16T14:35:16","date_gmt":"2025-06-16T14:35:16","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=5020"},"modified":"2025-06-16T14:35:16","modified_gmt":"2025-06-16T14:35:16","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-masar-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-masar-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan la qaatay Safiirka Masar ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Masar ee Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Saeed Ahmed El-Baz.<\/p>\n<p>Egypty<br \/>\nKulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, iyadoo la iska xog-wareystay arrimaha iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, dhaqanka, iyo arrimaha bulshada.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5024 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty3-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nWasiir Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa uga mahadceliyay Dowladda Masar taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay in xiriirka labada dal uu yahay mid taariikhi ah, oo salka ku haya iskaashi iyo dan guud oo ay wadaagaan labada shacab.<\/p>\n<p>Danjire Mohamed El-Saeed Ahmed El-Baz ayaa dhankiisa muujiyay sida Dowladda Masar ay uga go\u2019an tahay taageeridda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, amniga, iyo kor u qaadidda xiriirka diblomaasiyadeed.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5021 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayegypty-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad guud oo ku aaddan in la sii xoojiyo iskaashiga labada dal, iyadoo loo marayo dadaallo wadajir ah oo ku saleysan danaha guud iyo horumarka labada Dowladood.<br \/>\nDHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Masar ee Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Saeed Ahmed El-Baz. Egypty Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, iyadoo la iska xog-wareystay arrimaha iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, dhaqanka, iyo arrimaha bulshada. Wasiir Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa uga mahadceliyay Dowladda Masar taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay in xiriirka labada dal uu yahay mid taariikhi ah, oo salka ku haya iskaashi iyo dan guud oo ay wadaagaan labada shacab. Danjire Mohamed El-Saeed Ahmed El-Baz ayaa dhankiisa muujiyay sida Dowladda Masar ay uga go\u2019an tahay taageeridda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, amniga, iyo kor u qaadidda xiriirka diblomaasiyadeed. Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad guud oo ku aaddan in la sii xoojiyo iskaashiga labada dal, iyadoo loo marayo dadaallo wadajir ah oo ku saleysan danaha guud iyo horumarka labada Dowladood. DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":5022,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[103],"class_list":["post-5020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-iyo-egypt"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5025,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5020\/revisions\/5025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}