{"id":5026,"date":"2025-06-17T14:36:53","date_gmt":"2025-06-17T14:36:53","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=5026"},"modified":"2025-06-17T14:36:53","modified_gmt":"2025-06-17T14:36:53","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-yeeshay-siihayaha-safiirka-dowladda-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-yeeshay-siihayaha-safiirka-dowladda-liibiya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Siihayaha Safiirka Dowladda Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Danjire Nasr Mohamed Assanosi.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5027 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya2-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga laba dal ee walaalaha ah, Soomaaliya iyo Liibiya.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo dardargelin lahaa fulinta heshiisyadii horey u dhexmaray labada dowladood, loona horumarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, waxbarashada, iyo arrimaha bulshada.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5030 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya1-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nDanjire Nasr Mohamed Assanosi ayaa uga mahadceliyey Wasiir Cabdisalaam soo dhoweynta diirran iyo sida ay uga go\u2019an tahay dowladda Soomaaliya in la xoojiyo xiriirka taariikhiga ah ee kala dhaxeeya dowladda Liibiya. Waxa uu sidoo kale bogaadiyey dadaallada ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ku bixinayso xoojinta diblomaasiyadda iyo iskaashiga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdisalaam ayaa dhankiisa adkeeyey sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay in ay sii xoojiso xiriirka iyo iskaashiga ay la leedahay dalka Liibiya, isaga oo muujiyey rajada laga qabo in labada dal ay si dhow uga wada shaqeeyaan danahooda guud.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5028 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhaayliibiya3-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo xiriirka Soomaaliya la leedahay dalalka carbeed iyo kuwa kale ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Danjire Nasr Mohamed Assanosi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga laba dal ee walaalaha ah, Soomaaliya iyo Liibiya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo dardargelin lahaa fulinta heshiisyadii horey u dhexmaray labada dowladood, loona horumarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, waxbarashada, iyo arrimaha bulshada. Danjire Nasr Mohamed Assanosi ayaa uga mahadceliyey Wasiir Cabdisalaam soo dhoweynta diirran iyo sida ay uga go\u2019an tahay dowladda Soomaaliya in la xoojiyo xiriirka taariikhiga ah ee kala dhaxeeya dowladda Liibiya. Waxa uu sidoo kale bogaadiyey dadaallada ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ku bixinayso xoojinta diblomaasiyadda iyo iskaashiga caalamiga ah. Wasiir Cabdisalaam ayaa dhankiisa adkeeyey sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay in ay sii xoojiso xiriirka iyo iskaashiga ay la leedahay dalka Liibiya, isaga oo muujiyey rajada laga qabo in labada dal ay si dhow uga wada shaqeeyaan danahooda guud. Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo xiriirka Soomaaliya la leedahay dalalka carbeed iyo kuwa kale ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":5029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[104],"class_list":["post-5026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-liibiya"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5031,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5026\/revisions\/5031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}