{"id":5071,"date":"2025-07-14T14:39:02","date_gmt":"2025-07-14T14:39:02","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=5071"},"modified":"2025-07-14T14:39:02","modified_gmt":"2025-07-14T14:39:02","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-dowladda-ingiriiska-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-dowladda-ingiriiska-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay  Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Charles King, Kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo horumarinta.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5073 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl2-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nLabada mas\u2019uul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay xaaladda kala guurka amniga Soomaaliya, iyagoo si gaar ah u qiimeeyay doorka muhiimka ah ee Boqortooyada Ingiriisku ku leedahay taageerada Hawlgalka Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelay hawlgalkii ATMIS.<br \/>\nWaxaa la isla qaatay in ay muhiim tahay in UK ay sii waddo taageeridda ciidamada nabad ilaalinta, si ay uga qeyb qaataan la-dagaallanka Al-Shabaab iyo xoojinta xasilloonida guud.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5075 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1192\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-300x175.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-1024x596.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-768x447.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-1536x894.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-500x291.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-750x437.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhayengl4-1140x664.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nKulankan waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal, kaas oo muujinaya sida Soomaaliya iyo UK uga go\u2019an tahay xoojinta xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Charles King, Kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo horumarinta. Labada mas\u2019uul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay xaaladda kala guurka amniga Soomaaliya, iyagoo si gaar ah u qiimeeyay doorka muhiimka ah ee Boqortooyada Ingiriisku ku leedahay taageerada Hawlgalka Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelay hawlgalkii ATMIS. Waxaa la isla qaatay in ay muhiim tahay in UK ay sii waddo taageeridda ciidamada nabad ilaalinta, si ay uga qeyb qaataan la-dagaallanka Al-Shabaab iyo xoojinta xasilloonida guud. Kulankan waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal, kaas oo muujinaya sida Soomaaliya iyo UK uga go\u2019an tahay xoojinta xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":5076,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[95],"class_list":["post-5071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-ingiriiska"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5077,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5071\/revisions\/5077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}