{"id":5080,"date":"2025-07-19T12:30:03","date_gmt":"2025-07-19T12:30:03","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=5080"},"modified":"2025-07-19T12:30:03","modified_gmt":"2025-07-19T12:30:03","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-talyaaniga-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-talyaaniga-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi, isaga oo kala hadlay dhinacyada ugu muhiimsan xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5083 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil2-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay dhowridda xiriirka taariikhiga ah ee soo jireenka ah iyo qoto-dheereynta iskaashiga qeybaha muhiimka ah.<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5081 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Dhayil4-1140x759.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Intii kulanka lagu guda-jiray waxaa lagu fallanqeeyay kor-u-qaadidda dadaallada wadaagga ah ee dhinacyada horumarinta, waxbarashada iyo amniga, si la mid ah sare-u-qaadida xiriirka diblomaasiyadeed. Labada dhinac ayaa waxa ay markale caddeeyeen ka go&#8217;naanshahooda hore-u-dhaqaajinta dano wadaagga iyo iskaashiga si loo taageero koritaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi, isaga oo kala hadlay dhinacyada ugu muhiimsan xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay dhowridda xiriirka taariikhiga ah ee soo jireenka ah iyo qoto-dheereynta iskaashiga qeybaha muhiimka ah.Intii kulanka lagu guda-jiray waxaa lagu fallanqeeyay kor-u-qaadidda dadaallada wadaagga ah ee dhinacyada horumarinta, waxbarashada iyo amniga, si la mid ah sare-u-qaadida xiriirka diblomaasiyadeed. Labada dhinac ayaa waxa ay markale caddeeyeen ka go&#8217;naanshahooda hore-u-dhaqaajinta dano wadaagga iyo iskaashiga si loo taageero koritaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":5084,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-5080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5080"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5086,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5080\/revisions\/5086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}