Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga Ah
WAD Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa ka qeybgalay Shir Degdeg ah oo Wasiirrada Carabta iyo OIC, loogana hadlay weerarrada Israa’iil ee Falastiin iyo Lubnaan, isagoo taageeray mideynta Carabta. #UNGA