Author: Ali
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya maanta kulan loogu gogol-xaarayo Shir madaxeedka wadaagga ah ee urur goboleedyada EAC-SADC
Dar es Salaam (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ka qeybgalaya kulan heer wasiir ah oo loogu gogol-xaarayo Shir madaxeedka wadaagga ah ee ay iskugu imaanayaan Madaxda dowladaha xubnaha ka ah Urur goboleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo Urur goboleedka Horumarinta Koonfurta Afrika…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo sheegay in marxuum Ugaas Cabdidaahir ka mid ahaa dhaqankii bud-dhigga u noqday dowlad-dhiska
Muqdisho (diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kaga qeybgalay Muqdisho gogosha tacsida marxuum Ugaas Cabdidaahir Ugaas Nuur oo aroornimadii Talaado, 21 January, 2025 ku geeriyooday Caasimadda Muqdisho. Wasiirka ayaa uga tacsiyadeeyay ehellada, asxaabta, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaaska, isaga oo ku tilmaamay…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay iskaashiga howlaha bani’aadantinimada Agaasime goboleedka UNHCR
Muqdisho (MFASomalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime goboleedka Bariga iyo Geeska Afrika iyo Harooyinka waa weyn ee Hay’adda Qaramada Midoobey ee Qaxootiga (UNHCR), Mamadou Dian Balde, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Kusimaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta
Muqdisho (diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Kusimaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey si gaar ah sare-u-qaadidda xasilloonida,…