Category: Qaaradda Europe
-

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Ruushka
Mogadishu– Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, dhiggiisa, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov. Labada dal ayaa…
-

Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emanuel Macron ayaa ka gudoomay waraaqadaha aqoonsiga
Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emanuel Macron ayaa ka gudoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjire Mohamed Ali Nur, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Faransiiska.