Author: mfa Somalia
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadl Ali Ahmed Al-Hanak, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu qoto-dheerayn karo xiriirka labo geesoodka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xaaladaha gobolka ee taaggan kala hadlay Safiirka Suudaan
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta xiriirka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka ayaa kala hadlay Safiirka intii kulanka lagu guda-jiray siyaabaha sare loogu qaadi…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar oo booqasho sharafeed ugu yimid
Mogadishu (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Intii kulanka lagu guda-jiray , waxaa…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka teleefoonka kula hadlay Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Suudaan
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii caawa oo Talaado ah, khadka isgaarsiinta kula hadlay Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Suudaan, Danjire Hussein Al-Amin. Intii wadahadalku socday, Wasiir Cabdisalaan waxa uu caddeeyay qoto-dheerida xiriirka labo geesoodka ee salka adag ee u dhexeeya labada dad ee…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kormeerray qaar ka mid ah Waaxyaha Wasaaradda
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kormeerray qaar ka mid ah waaxyaha Wasaaradda, isaga oo u kuurgalay habsami-u-socodka shaqada. Wasiirka ayaa ku dhiirrigeliyay howlwadeennada in ay dardargeliyaan shaqada, sarena u qaadaana adeegyada Wasaaraddu bixiso, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay korjoogtaynta iyo hufnaanta. Wasiir Cabdisalaan…
-

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo sheegay inuu la imaan doono aragti diblomaasiyadeed oo xooggan
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hadal ka jeediyay munaasabadda uu xilka kula wareegay maanta oo ah Sabti oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho. Wasiirka ayaa carabaabay inuu xoojinayo xiriirka dibadda ee Soomaaliya iyo iskaashiga ay la leedahay dowladaha iyo ururrada, siyaasaddiisuna ay noqon…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo daahfuray Wargayska “Diblomaasi” oo ah kii ugu horreeyay ee Wasaaraddu soo saarto
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah daahfuray Wargeyska «Diblomaasi» oo ah Wargeyskii ugu horreeyay ee Wasaaraddu soo saarto tan iyo markii Soomaaliya ay gobonnimada qaadatay sanadkii 1960. Wargeyska ayaa soo bandhigaya soo kabashada dalka , kobiciisa dhaqan, dhaqaale , bulsho iyo…
-

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Ruushka
Mogadishu– Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, dhiggiisa, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov. Labada dal ayaa…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo sheegay in awoodda kooxda argagaxisada Al-Shabaab la wiiqay kadib muddo labo sano oo howlgal xiriir ah
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in kooxda argagaxisada ee Al-Shabaab la wiiqay awooddooda kadib muddo labo sano oo xiriir ah oo howlgal dowladdu ay hoggaaminaysay oo ahaa duulaan milatari, iyo istiraatiijiyado lagu xanibay dhaq-dhaqaaqdooda maaliyadeed, laguna baabi’iyay fikirkooda wax-burburinta ah. Wasiirka oo…