Author: mfa Somalia
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in isbeddel ku samayn doono qaab dhismeedka maamul ee Wasaaradda
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo hannaanka shaqo ee Wasaaradda , isagoo faray dhammaan diblomaasiyiinta muddo howleedkooda shaqo ka idlaaday ee dib xarunta Wasaaradda loogu soo celiyay lagu kala meeleeyo waaxyaha, machadka iyo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u kicitimay New York si uu uga qeybgalo kulanka lagu dooranayo xubnaha Golaha ammaanka
Muqdisho, June 03, 2024 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah u kicitimay Magaalada New York, isaga oo hoggaaminaya Wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka qeybgalaya meertada 78aad ee fadhiga guud ee Qaramada Midoobey oo lagu dooranayo xubnaha Golaha ammaanka oo lagu wado inay…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u kicitimay magaalada Bekiin oo uu kaga qeybgalayo Madasha Iskaashiga Carabta iyo Shiinaha
Muqdisho (MFA Somalia)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa gelinkii dambe ee maanta oo Talaado ah u kicitimay Caasimadda Shiinaha ee Bekiin, isagoo hoggaaminaya wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ee ka qeybgalaya meertada tobanaad ee shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee Madasha Iskaashiga Carabta iyo Shiinaha oo lagu wado in…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Siihayaha Safaaradda Liibiya xoojinta xiriirka iyo bedqabka muhaajiriinta
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Nasr Mohamed Assanosi, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah u…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo daahfuray ololle lagu cagaaraynayo xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah daahfuray wejiga koowaad ee ololle lagu beerayo Xarunta Wasaaradda illaa iyo 2,000 geed oo iskugu jira kuwa miraha, harka iyo ubaxa, iyadoo olollahan uu ka qeybyahay hindisaha cagaaraynta Soomaaliya. Olollahan ayaa waxaa ka qeybgalay…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka hab-maamulka baasaboorrada
Muqdisho (MFA Somalia)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Saciid Maxamed, oo uu kala hadlay istiraatiijiyado sare u qaadaya isku-xirnaanta, wadashaqaynta iyo dardargelinta dadaalka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, wafdi ka socda Jarmalka oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Federaalka Jarmalka u qaabilsan Wadamada Afrika ee saxaraha ka hooseeya iyo kuwa ku yaalla saaxil,…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Ku-simaha Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), James Swan, oo booqasho sharafeed ugu…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasimaha Guud ee xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha guud ee xafiis goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya, Danjire Mohamed Bamba M. Boba, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo isku-duwidda. Intii…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey Raisedon Zenenga
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Kuxigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane Raisedon Zenenga, isaga oo kala hadlay horumarka laga…