Author: Nune
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xoojinta iskaashiga kala hadlay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah , xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), oo booqasho ugu yimid. Danjire Swan ayaa ugu…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK)
Mogadishu (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK), Mudane Charles King. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Safiirka, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto howsha diblomaasiyadeed ee loo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga, kalana hadlay xoojinta iskaashiga labo geesoodka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha kor loogu qaadi karo xiriirka soo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Sweden xoojinta iskaashiga labo dhinaclaha
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Sweden u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Joachim Waern, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashi wadaagga.…
-

Labataan ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo tababbar ugu ambabaxay dalka Shiinaha
Muqdisho (MFA Somalia) – Illaa iyo 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Talaado ah ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada Beijing si ay uga qeybgalaan tababbar soconaya muddo 14 cisho oo ay qaban-qaabisay Dowladda Shiinaha. Barnaamijkani ayaa waxaa loogu talagalay in kor loogu…
-

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka taageeray Falastiin shir-madaxeedka Carbeed ee Baqdaad
Baghdad (MFA Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyey Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta oo maanta Sabti ah ku qabsoomay magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq, isagoo ka hadlay xaaladda dalka, mowqifka dowladda Federaalka ee arrimaha gobolka oo ay ku jirto Carabta. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Hoggaamiyeyaasha Carbeed dadaallada…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Muritaaniya kahor shir-madaxeedka Carbeed ee beri ka furmaya Bagdaad
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad oo lagu wado in maalinta beri oo Sabti ah, 17 May uu ka furmo Shir-madaxeedka Carbeed ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dano wadaagga dhiggiisa Jabuuti
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad oo lagu wado in maalinta beri oo Sabti ah, 17 May uu ka furmo Shir-madaxeedka Carbeed ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Jabuuti,…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahal ku saabsan xiriirka labo dhinaclaha ah kula yeeshay Bagdaad dhiggiisa Aljeeriya
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad oo lagu wado in maalinta beri oo Sabti ah, 17 May uu ka furmo Shir-madaxeedka Carbeed ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Yemen kobcinta iskaashiga labo geesoodka
Baghdad (MFA Somlia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiis (15 May) kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad intii uu socday Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayay Shir-madaxeedka 34aad ee Carabta, ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen, Mudane Dr. Shaya…