Category: Blog
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Siihayaha Safaaradda Liibiya xoojinta xiriirka iyo bedqabka muhaajiriinta
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Nasr Mohamed Assanosi, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah u…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo daahfuray ololle lagu cagaaraynayo xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah daahfuray wejiga koowaad ee ololle lagu beerayo Xarunta Wasaaradda illaa iyo 2,000 geed oo iskugu jira kuwa miraha, harka iyo ubaxa, iyadoo olollahan uu ka qeybyahay hindisaha cagaaraynta Soomaaliya. Olollahan ayaa waxaa ka qeybgalay…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka hab-maamulka baasaboorrada
Muqdisho (MFA Somalia)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Saciid Maxamed, oo uu kala hadlay istiraatiijiyado sare u qaadaya isku-xirnaanta, wadashaqaynta iyo dardargelinta dadaalka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, wafdi ka socda Jarmalka oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Federaalka Jarmalka u qaabilsan Wadamada Afrika ee saxaraha ka hooseeya iyo kuwa ku yaalla saaxil,…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Ku-simaha Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), James Swan, oo booqasho sharafeed ugu…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasimaha Guud ee xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha guud ee xafiis goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya, Danjire Mohamed Bamba M. Boba, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo isku-duwidda. Intii…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey Raisedon Zenenga
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Kuxigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane Raisedon Zenenga, isaga oo kala hadlay horumarka laga…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo dhejitaal ah si sare loogu qaado wax-qabadka Wasaaradda
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daaha ka qaaday nidaam cusub oo “degital” ah oo howlaha Wasaaradda lagu casriyaynayo, isagoo sheegay in nidaamka uu kordhin doono wax-qabadka, hufnaanta shaqada, bixinta adeegyada iyo sidoo kale la socodka iyo raad-raaca. Wasiir Axmed Fiqi ayaa sheegay in…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadal Ali Ahmed Alhanik, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta siyaabaaha iskaashi oo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Ruushka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka “ma degane” Ruushka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mikhail Golovanov, oo uu kala hadlay dhowr arrimood oo khuseeya amniga, bulshada iyo bani’aadantinimada. Kulanka ayaa intii…