Category: Wararka Wasaaradda
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay James Swan si loo xoojiyo wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay James Swan si loo xoojiyo wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay. Nofembar 2, 2024 Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa la kulmay James Swan, Wakiilka KMG ah ee Qaramada Midoobay, si loo xoojiyo wada shaqeynta istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, loogana wada hadlo arrimaha mudnaanta…
-

Fariin Tacsiyeed oo Ku Saabsan Fatahaadda Naxdinta Leh ee Ka Dhacday Isbaaniya( Spain).
Fariin Tacsiyeed oo Ku Saabsan Fatahaadda Naxdinta Leh ee Ka Dhacday Isbaaniya( Spain). Oktoobar 30, 2024. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo matalaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabkeeda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dowladda iyo shacabka Isbaaniya (SPAIN ) ka dib fatahaaddii ba’aneyd ee ay ku dhinteen in ka badan 63 qof. Waxaan…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Moallim Fiqi oo Kulan kula Qaatay Xarunta Wasaaradda Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Asad Cismaan Cabdullaahi (Diano).
Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Moallim Fiqi oo Kulan kula Qaatay Xarunta Wasaaradda Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Asad Cismaan Cabdullaahi (Diano). Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Asad Cismaan Cabdullaahi (Diano), halkaas oo ay kaga wada hadleen istaraatijiyad lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Wadahadalkooda ayaa…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soo Dhaweeyay Wafdiga Ururka Mideynta Community Services.
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soo Dhaweeyay Wafdiga Ururka Mideynta Community Services. Taariikh: Oktoobar 30, 2024. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wafdi ka socda ururka Mideynta Community Services oo ka dhisan Kanada, uuna hoggaaminayo Mudane Mahad. Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray natiijooyinka shirkii…
-

War-saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya waxay qaadday tallaabo adag si ay u ilaaliso danaha qaranka oo ay u adkayso heerarka diblumaasiyadeed ee caalamiga ah,
War-saxaafadeed Muqdisho, 29ka Oktoobar, 2024. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya waxay qaadday tallaabo adag si ay u ilaaliso danaha qaranka oo ay u adkayso heerarka diblumaasiyadeed ee caalamiga ah, taas oo muujinaysa sida Soomaaliya ay uga go’an tahay ilaalinta madax-bannaanideeda iyo ku dhaqanka sharciga caalamiga ah. Wasaaradda waxay ku dhawaaqaysaa in mudane…
-

Maalinta Jamhuuriyadda Türkiye
Mogadishu (MFA Somalia) Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu hambalyeeneeysaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo shacabka geesiyaasha ah ee Türkiye Munaasabadda 101-aad ee Maalinta Jamhuuriyadda Türkiye. Maalintani waxay u tahay dabaaldeg xoogga, midnimada, iyo dadaalka joogtada ah ee Jamhuuriyadda Türkiye. Halgan geesinimo leh oo loo galay xorriyadda, oo uu horseeday Ghazi Mustafa Kemal Atatürk, wuxuu boos…
-

Kobcinta Fursadaha Maalgashiga iyo Ganacsiga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, si ay uga wada hadlaan dhiirrigelinta fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee Soomaaliya u soo bandhigeyso maal-gashadayaasha Sacuudiga. Wadahadalladu waxay muujiyeen awooda dhaqaale ee Soomaaliya iyo faa’iidooyinka labada dal ka heli karaan iskaashi xooggan oo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Riyaadh isaga oo la kulmay Amiir Faysal bin Farxaan, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Riyaadh, 27 Oktoobar 2024. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Riyaadh isaga oo la kulmay Amiir Faysal bin Farxaan, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Kulankan ayaa lagu adkeeyey iskaashiga istiraatiijiyadeed iyo xiriirka qotada dheer ee Sacuudiga iyo Soomaaliya. Wadahadallada ayaa xoogga lagu saaray sidii loo xoojin lahaa…
-

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda Mudane Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa Hoggaamiyay Shir ku Saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP)
Muqdisho, 26 Oktoobar 2024 – Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (NTP 2025-2029). Kulanka waxaa ka qaybgalay Xoghayaha Joogtada ah Mudane Hamza Aadan Haadow iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda, iyagoo diiradda saaray arrimaha mudnaanta leh ee diblomaasiyadda iyo xoojinta iskaashiga caalamiga…
-

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Danjire Ahmed Moallim Fiqi oo ka mid ah Wasiirrada kasoo qaybgalay Munaasabadda Nidaamka Dhijitaalka ee Dad-dhigidda Mideysan.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Danjire Ahmed Moallim Fiqi oo ka mid ah Wasiirrada kasoo qaybgalay Munaasabadda Nidaamka Dhijitaalka ee Dad-dhigidda Mideysan.