Category: Wararka Wasaaradda
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg), Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg), Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda. Hargeysa, Soomaaliya | 18-ka Nofeembar 2024. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda, General…
-

Tababar Loosoo Xeray Qaar ka Tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta soo xeray tababar loo qabtay 35 shaqaale oo ka tirsan Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka. Tababarka, oo socday muddo bil iyo bar ah, ayaa lagu horumarinayay xirfadaha shaqaalaha iyo tayeynta adeegyada Wasaaradda. Intii lagu guda jiray munaasabadda, Wasiirka ayaa uga mahadceliyay shirkadda…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Ahmed Moalim Fiqi Ayaa la Kulmay Wafdiga Norway si loo Xoojiyo Iskaashiga Labada Dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Norway, oo uu hoggaaminayey Safiirka Norway ee Soomaaliya, Mr. Einar Rystad. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta xiriirka labada dal iyo ka wada-hadlidda arrimaha muhiimka ah ee gobolka iyo caalamka. Wasiir…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ayaa Soo Gabagabeeyay Tababar Diblomaasiyadeed oo Loogu Talagalay Safiirrada
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta soo gabagabeeyay Tababar Diblomaasiyadeed iyo Hab-maamuus oo loogu talagalay safiirrada cusub ee dhowaan la magacaabay, kaasi oo lagu qabtay Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababarka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Tababarkan, oo socday intii u dhexeysay 2-da ilaa 14-ka Nofeembar 2024, ayaa u diyaariyay safiirrada xirfadaha ay ugu baahan yihiin…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ayaa Martiqaad Sharafeed Ku Maamuusay Wasiiru Dowlaha Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Danjire Ilyaas Sheekh Abuukar
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho ku martiqaaday kulan qado sharafeed ah oo lagu maamuusay laguna soo dhoweeyay Danjire Ilyaas Sheekh Abuukar, Wasiiru Dowlaha cusub ee Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Munaasabadda waxaa ka qayb galay safiirro, agaasimayaal, iyo mas’uuliyiin sare, taas oo muujisay iskaashiga xooggan ee ka dhexeeya hay’adaha diblomaasiyadda iyo…
-

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa Kulamo Gaar ah la Qaatay Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa Kulamo Gaar ah la Qaatay Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya Muqdisho | Nofeembar 13, 2024 Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan doceed la yeeshay Mudane Danjire Ruzaimi Bin Mohamad, Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya, intii…
-

Wasiirka Arrimaha Dibedda Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Ka Qaybgalay Bandhigga Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP)
Wasiirka Arrimaha Dibedda Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Ka Qaybgalay Bandhigga Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) Muqdisho, Soomaaliya | Nofeembar 13, 2024 Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb galay bandhigga rasmiga ah ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Munaasabaddan oo lagu qabtay Hoolka Hangarka Afisyoone ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa uga Qeybgalay Riyaad Shirka Wasiirrada oo hordhac u ah Shir Madaxeedka Carabta iyo Islaamka ee aan Caadiga ahayn
Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa uga Qeybgalay Riyaad Shirka Wasiirrada oo hordhac u ah Shir Madaxeedka Carabta iyo Islaamka ee aan Caadiga ahayn Riyaad, Noofambar 10, 2024. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Carabta iyo Islaamka ee aan Caadiga ahayn. Shirka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo Daah-furay Hawlgalka Kumeel-gaarka ah ee Gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS)
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo Daah-furay Hawlgalka Kumeel-gaarka ah ee Gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Noofambar 9, 2024 Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Hawlgalka Kumeel-gaarka ah ee Gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), taas oo calaamad u ah tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya uga…
-

Furitaanka Sheybaarka Ugu Horreeya ee Kalluumeysiga ee Soomaaliya
Muqdisho, 7 Noofembar 2024 Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Ahmed Xasan Aden, ayaa si rasmi ah u daahfuray Sheybaarka Kalluumeysiga ee ugu horreeya Soomaaliya. Tallaabadan taariikhiga ah ayaa astaan muhiim ah u noqon doonta horumarinta waaxda kalluumeysiga ee Soomaaliya, iyadoo fureysa fursado cusub…