Category: Wararka Wasaaradda
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan-doceed kula yeeshay Bagdaad dhiggiisa Masar intii uu socday shirka heer Wasiir ee loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka Carbeed
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan-doceed kula yeeshay Magaalada Bagdaad intii uu socday Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayay Shir-madaxeedka 34aad ee Carabta, ee ay martigelinayso Jamhuuriyadda Ciraaq, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Jaaliyadaha ee Masar, Mudane Dr.…
-

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayo Shir-madaxeedka 34-aad ee Carabta oo ka furmaya Baqdaad
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kaga qeybgalay Magaalada Baghdad Shirka heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee loogu gogol-xaarayay Shir-madaxeedka 34aad ee Carabta, waxaana shir-guddoomiyay Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein, iyadoo uu goob-joog ka ahaa Xoghayaha Guud…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
Muqdisho (MFA Somalia)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baqdaad, ee caasimadda dalka Ciraaq. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo howlaha muhiimka ah ee ay safaaraddu u hayso Qaranka Soomaaliyeed. Wasiirka waxaa xarunta safaaradda si diirran…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Ciraaq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Baghdad (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Baghdad Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Ciraaq, Mudane Fuad Hussein. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal ee…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo daaha ka rogay tubta isbeddelka iyo horumarinta adeegyada oo ku hanaqaadaysa muddo 90 cisho
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay kulanka agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda oo ujeedkiisu ahaa xoojinta wadashaqaynta dhow ee Waaxyaha ka dhexeysa, sare-u-qaadidda iskuduwidda iyo dardargelinta howlaha maamul iyo waxqabad ee socda. Shirka ayaa waxaa diirradda lagu saarray fulinta sharciga shaqaalaha dibadda, go’aanka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Shiinaha oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho, May 10, 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Wang Yu, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga, korna loogu…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shir-guddoomiyay kulan fogaan arag oo uu la qaatay safiirrada, ergooyinka joogtada iyo Qunsulada guud
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah shir-guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la qaatay Safiirrada, Ergooyinka Joogtada iyo Qunsulada guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista isku-duwidda iyo xoojinta wada-shaqeynta diblomaasiyadeed. Kulanka intii lagu guda-jiray, ayaa Wasiirku…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen oo booqasho sharafeed ugu yimid
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadl Ali Ahmed Al-Hanak, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu qoto-dheerayn karo xiriirka labo geesoodka…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xaaladaha gobolka ee taaggan kala hadlay Safiirka Suudaan
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta xiriirka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka ayaa kala hadlay Safiirka intii kulanka lagu guda-jiray siyaabaha sare loogu qaadi…