Author: mfa Somalia
-

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo martigeliyay dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka
Muqdisho (MFA Somalia) – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa caawa fiidkii oo Axad ah dood cilmiyeed cinwaankeedu yahay “muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya markale ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay” ku qabtay Caasimadda Muqdisho. Dood cilmiyeedkan oo sidoo kale ahaa af-fur wadareed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo sheegay in Wasaaraddiisu xoojinayso wadashaqaynta ay la leedahay qurbajoogta
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa fiidnimadii caawa oo Sabti ahayd ka jeediyay khudbad xaflad af-fur ah oo Waaxda Qurbajoogta iyo Jaaliyadaha ee Wasaaradda ay soo qaban-qaabisay oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, isaga oo sheegay kaalinta wax ku oolka ah ee Qurbajoogta Soomaaliyeed ay ku…
-

Wasiir Fiqi oo sheegay in Soomaaliya ay xoojinayso iskaashiga kala dhexeeya dowladaha
Muqdisho (MFA Somalia)– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa fiidnimadii caawa xaflad af-fur Ramadaani ah kaga qeybgalay Muqdisho oo uu ku casuumay Safiirka Turkiga, Alper Aktaş. Munasaabadda ayaa waxaa kale oo lagu casuumay, kana soo qeybgalay danjirayaasha iyo wakiillada laga aqoonsanyahay dalka. Munaasabadda af-furka, hadal uu ka jeediyay…
-

Golaha Wasiirrada oo ansixiyeen heshiiska lagu dhisay IGAD
Muqdisho (MFA Somalia) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa maanta oo Khamiis ah, 6 bisha Maarso, ayay ku ansixiyeen heshiiska lagu dhisay Urur goboleedka IGAD, kaas oo xoojinaya iskaashiga gobolka iyo kaalinta Soomaaliya ee arrimaha diblomaasiyadda iyo horumarka wadajirka ah. Shirkaasi ayaa waxaa Wasaaradda uga qeybgalay Wasiir kuxigeenka Arrimaha…
-

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad dheer ka jeediyay shir madaxeedka Jaamicadda Carabta
Qaahira (MFA Somalia) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira. Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Falastiin, gaar ahaan dib u dhiska iyo sidii xal waara loogu heli lahaa xaaladda adag ee…
-

Agaasimaha cusub ee Waaxda Xusuus-dhowrka oo xilkiisa la wareegay
Mogadishu (MFA Somalia) – Agaasimaha cusub ee Waaxda Xusuus-dhowrka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Dr. Axmed Cusmaan Dhoore, oo shalay oo Isniin ahayd (3 Maarso, 2025) xilka kala wareegay agaasimihii hore ee Waaxdaasi, Danjire Maxamed Ibraahim Cawaale (Jaarles) ayaa maanta si rasmi ah uga shaqa-bilaabay xafiiskiisa. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire…
-

Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta oo xilkiisa la wareegay
Mogadishu (MFA Somalia) – Agaasimaha cusub ee Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Dr. Maxamed Xuseen Gaas, ayaa maanta si rasmi ah xilka la wareegay kadib magacaabistiisii. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xilkaasi u magacaabay Dr. Maxamed Gaas billowgii todobaadkani. Dr. Maxamed…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Suudaan xoojinta xiriirka labo geesoodka
Mogadishu (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal iyo soo…
-

Wasiir Fiqi oo ka daahfuray masjidka Wasaaradda tafsiirka Qur’aanka si loo weyneeyo bisha Ramadaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Sabti ah, ka daahfuray Masjidka Wasaaradda, xalqo lagu baranayo tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah oo hormuud ka yahay mid ka mid ah culimada, iyadoo arrinkani lagu soo beegay maalinka koowaad ee bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Hindisahani ayaa ah dadaal ballaaran oo…
-

Wasiir Fiqi oo diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ramadaan
Magadishu (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadaha Carbeed iyo Islaamka munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay Dadka Soomaaliyeed inay nabad, farxad iyo barwaaqo ku soomaan, kuna af-furaan, xusuusiyayna muhiimadda ay leedahay in la gargaaro xilligan…