Author: mfa
-

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo waraaqadeheeda aqoonsiga u gudbisay Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub.
Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo waraaqadeheeda aqoonsiga u gudbisay Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub. Brussels, Belgium – Nofembar 26, 2024 Drs. Khadiija Cosoble Cali, Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waraaqadeheeda aqoonsiga danjirenimo ugu gudbisay H.E. Charles Michel, Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub. Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya…
-

Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya.
Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya. Dares Salaam, Tanzania, Noofambar 26, 2024 Danjire Ilyas Ali Hasan ayaa maanta si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania, H.E. Drs Samia Suluxu Hassan. Danjire Ilyaas oo ka hadlay munaasabadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u…
-

Xoghayaha Joogtada ah ee WAD & IC oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas
Muqdisho, Nofembar 26, 2024 Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane Xamse Aadan Xaadow oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Ururada Aduunka mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqeyrta Cas (ICRC) Mudane Antoine Grand, iyo wafdi uu hogaaminayo. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta wada…
-

Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi,
Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi, Safiirka Algeria ee Midowga Afrika iyo Itoobiya. Intii uu socday booqasho sharafeedkeeda, waxay labada dhinac ka wada hadaleen xoojinta xiriirka labada Dal , iyo taageerada musharaxnimadeeda Kuxigeenka Midowga Afrika. Soomaaliya, waxaa mar walba ka go’an in ay xoojiso…
-

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Caasimadda Dalkaasi.
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Caasimadda Dalkaasi. Dareesalaam, Tanzania – 19-ka Nofeembar 2024. Safiirka Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mudane Ilyas Ali Hassan Ilyas Ali Hassan, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Caasimada Dalkaasi. Masuuliyiin kasocta Wasaarada Arimaha Dibadda ee Tanzania, qaar kamid ah Safiirada dalkaasi iyo xubna kasocda Jaaliyada…
-

WAR-SAXAAFADEED.Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Qaabilay Safiirka Denmark.
WAR-SAXAAFADEED. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Qaabilay Safiirka Denmark. Mogadishu, 20th of November 2024 – Danjire, Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa Xarunta Wasaaradda kula kulmay Mudane Steen Sonne Andersen, Safiirka Denmark u fadhiya dalka. Wadahadalkooda ayaa diiradda lagu saaray sidii loo caddeyn lahaa hadalkii ka…
-

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Yonis Yassin Hashi ayaa la kulmay Danjire Joachim Waern
Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Yonis Yassin Hashi ayaa la kulmay Danjire Joachim Waern Muqdisho, 19-ka Nofeembar 2024 Danjire Yonis Yassin Hashi, Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa kulan diblomaasiyadeed kula yeeshay Xarunta Wasaaradda ee Muqdisho, Danjire Joachim Waern, Danjiraha Sweden ee Soomaaliya.…
-

Madaxda Sare ee Wasaaradda Ayaa Qado Sharaf Dhiirrigelin ah U Sameeyay Shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka.
Madaxda Sare ee Wasaaradda Ayaa Qado Sharaf Dhiirrigelin ah U Sameeyay Shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka. Mogadishu, 18 Nofeembar 2024 Madaxda sare ee Wasaaradda ayaa maanta qado sharaf lagu maamuusay shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka, iyaga oo ka duulaya dar-dargelinta shaqada, islamarkaana dhiirrigelinaya shaqaalaha Wasaaradda. Munaasabaddan qado sharafta ayaa waxaa ka qayb galay…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg), Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg), Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda. Hargeysa, Soomaaliya | 18-ka Nofeembar 2024. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda, General…
-

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa Kulamo Gaar ah la Qaatay Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa Kulamo Gaar ah la Qaatay Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya Muqdisho | Nofeembar 13, 2024 Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan doceed la yeeshay Mudane Danjire Ruzaimi Bin Mohamad, Safiirka Malaysia ee Kenya iyo Soomaaliya, intii…